Aaska Marxuum Cabdiwahaab Cumar Sheekh
Muxumed Warsame

 




Waxa barri  oo Jimce ah, 7 December 2102, Salaada Jinaasada ee marxuum Cabdiwaha ab Cumar Sheekh Muxumed Warsame, lagu tukanayaa salaada jimce ka dib ,Masjidka Green lane ee MagaaladA Birmingham.
 

 


WAXAANA LAGU AASI DOONA XABAALAHA KU YAALA:


OXHILL ROAD
HANDSWORTH
BIRMINGHAM