Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) Oo Ku Geeriyooday Dalka Norwey



 

 

 

Norway (TNN)-ALLE ha u naxariistee waxa xalay dalka Norwey ku geeriyooday Abwaankii w eynaa ee Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) oo muddo xaalada Caafidmaad u joogay dalk aasi.

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) waxa uu ka mid ahaa Abwaanada waaweyn ee dhulka Soomaalida, gaar ahaana Suugaanyahanadda ku Suntan Afka Somaliga.

Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac waxa uu ka mid ahaa shaqsiyaadkii Somaliland dhidibada u taagay ee ka soo qayb qaatay halgankii dib u xoraynta Somaliland.

Dhamaan Bahda Timacade, News meel kasta oo ay joogaan ,waxay tacsi tiiraanyo leh u dir ayaan eheladii, qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee uu ka Baxay Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac ( Gaariye).


 



Khalid Ibraahim
Timacade News Desk