LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA OO TACSI U DIRAAYA MADAXWEYNE XIGEENKA

 

 



TACSI: GEERIDA HAAJI CABDILAAHI ISMAACIIL



Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha iyo Ganacsiga, Waxaan tacsi u dirayaa Madaxweyne Xigeenka Cabdirahman Zaylici oo a abihii Haji Cabdilahi Ismaaciil ku geeriyooday Booorame maanta oo jimce ah 16/03/2012, waxaan sidoo kale tacsida u dirayaa tafiirta, ehelka, xigtada, xigaalka iyo asxaabta Marxuumka meel kasta ooy joogaanba iyo guud ahaan bulshoweynta Soomaliland gaar ahaana gobalka AWDAL.



Waxaan marxuumka Alle uga baryayaa danbi dhaaf, naxariis iyo inuu ka yeelo kuwa dhaxla janatul fardaws, ehel iyo asxaabna waafajiyo samir iyo duco. Aamiin.
 

 


Ahmed Hassan Arwo

La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Dhaqaalaha
samotalis@gmail.com