waxaan la yaabay ber yahayn islamahan iyo odayaashan hadhaagii faqashta ah ee awdal state
 


 

 

INTII DHIMATAY EE UMADA NABI MAXAMEDA ILAHAY HA UNAXA RIISTO AAMIIN



Marka hore waxaan salaamaya shaqaalaha shabakadan qiimaha badan ee Timacade News .Salaan ka dib ,waxaan la yaabay beryahayn islaamahan iyo odayaashan hadhaagii faqashta ah ,ee Awdal state ,uun meelahaas ka leh .

Dadka ma bilaa caqli bay u haystaan , qofkasta oo Soomaaliyiba wuu garan kara inay yihiin dad ka soo hor jeeda Dimoqradiyada ay gaadheen reer Soomaaliland , iyagoo doonaayey inuu kursiga ku f adhiyo Reer gaarihi ,taasina way ka dhamatay Somaliland ,waana wixi hore looga dagaalamay , waa na laydinka sareeya oo laydinka hooseya ,hadad Soomaliland mucaarid ku tihiin ,maxaad u noqon w aydeen markuu Adeerkin Riyaale kursiga ku fadhiyey ,ama Hablo Saar ISAAQ hayo soo kaxaysta, a maba idinkuba iska tuma, waxaad yeeli kartan baa iska yar Somaliland iyo ISAAQ tona.

 

Markaad ku andacoonaysaan dilkii Seemaal , taasi hawsheedu way socota Dawlad baana gacanta ku haysa , cid raali ka ahina majirto, ilaahayna ha unaxariisto,  familkoodiina samir iyo iimaan haka siiyo aamiin.

 

Bililiqo Boorama magac kula baxday , oo waatii Alla ogaa in Hargeysa bililiqadedii 1988 laga dhisay, dad la xasuuqayna caruurtaad hooyoyinkood baabuurta kala dagteen ,ee tidhaahdeen AA HUUNO DHIIG ISAAQ BAA II URE SOO DAJIYA YAA JOOGA , way dhamatay garab sheegashadii iyo Huwantii aad soo kaxaysan jirteen ,LOO KALA TAG HAWL IYO KII TAMAR YARAA . Sidaa ay tahay cidna kugu may qaadin kiiskaagii hadad tahay hadhaagii faqash ,waayo waxa la ogaa inaynaan meelna kala tag ayn ood nala dagan tihiin , imika WIGLO TUMATAYAA ,KA WAAN TOW DAYAA ,WAA YEELKAA

 

Maalintii Siyaad Barre ku garab siinayeyba, bilii liqo mooyee iyo dumar aad daariiq baabuur kala da gto mooye, tamar kale maad hayn , cidna maad awood u yeelan inaad halkiisi dagto ,marku Siyaad iyo faqash tagtay , sog sog taadii baad iska hor fadhiisatay , mar kaasaad u tiiraabtay AA HUUNO IL EEN ISAAQU MA DHAMAADO , AA HUUNO WALI SOW KUWAN NOOL HADABA .

 

Ninkii Nabadda diidaa , cid uu cid u adeeg sanayaan jirin ,Awdalna la guur hadad qaadi karto.

 


 

 

 

Samiira Siciid , UK
samiira44@live.no