BOGGA TACSIDA EE
 SULDAAN MAXAMED SULDAAN DIIRIYE

 

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng Maxamed Cali Mu se ,xaaskeyga iyo caruurtayada oo kal ah:

1-
Subeer Maxamed Cali
2-
Sharmarke Maxamed Cali
3-
Amira Maxamed Cali
4-
Suleekha Maxamed Cali

iyo
Suldaanka guud ee Beesha Jibriil Abokor, Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman:

waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, qoyskii, caruur tii,xigaalkii, ehela dii, tafiirtii ,gacalkii,qaraabadii, Bee sha
Subeer Awal iyo dhammaan shacbiga Somaliland, geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen, Marxuu m Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye.


Waxaan ilaahay uga baryeynaa,
danbi dhaaf iyo inuu naxariistii janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaant eenna samir iyo iimaan innag siiyo, Aamiin Aamiin
 

انا للة وانا الية راجعون

 



Anigoo Ah
Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya ma gacayga,iyo guud ahaan magaca Gurbajooga Beesha Sacad Mouse waxaan anagoo ka tiiraanyeysan tacsi  h alkan uga diraynaa guud ahaan shacabka Somaliland iyo beesha Zubeer Awal gaar ahaana qoyskii, qaraaba dii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay Alla ha u  naxa riistee Marxuum Suldaan Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye oo ahaa Suldaanka Guud ee beesha Zubeer Awal.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janadiisa  Farda wsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.

Geerido waa xaq oo noole waa dhinte. "Those who if a disaster/every thing hated struck them they said: "We are to God, and we are to Him returning." INNAA LILAAHi WA INNAA RAAJICOON.انا للة وانا الية راجعون




Liiska Norway:

1. Ahmed Abdullahi Obsiye
2. Jama Ali Osman
3. Omar Darood Hassan
4. Mohamed Egeh Cute
5. Abdulqadir Odowa Awale
6. Mohamed Yousuf Guleid
7. Abdisalam Aw Isse Maaweel
8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah
11. Ali Abdillahi Bulhan
12. MoAhmed Maaweel
13. Ibrahim Daud
14. Ismail Cadduur
15. Mustafa Tahar Sulub
16. Abdirahim Omar
17. Mohamed Difoo
18. Mohamed Abdillahi Cade
19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
20. Awal Ahmed Abdullahi
19. Abdi-amin Dahir Abdullahi
20 Ahmed Jibril
21. Mohamed Ahmed Ali
22. yousuf Mouse
23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
24. Abubakar Haybe
25. Ahmed Ibrahim Ainan
26. Abdirasak Ibrahim Ainan
27. Ismail Osman Otorosee
28. Hamsa Foodyacay
29. Hussein Omar
30. Ismail Qase
31. Hassan Looyar
32. Abiib Abdillahi
33. Ahmed Hashi
34. Abdillahi Mohamed Ali
35. Sulub Ismail H. Warsame
36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf
37. Abdi Nur (Dheereeye)
38. Abdiqadir Ibrahim Ainan
39. Hassan yousuf Guleid
40. Awil Ahmed Geele
41. Abdullahi Sh. Daud
42. Abdillahi Darod Hassan
43. Abdi Koosaar Awad
44. Mohamed Koosar Awad
45. Mohamed Habarwaa
46. Axmed Mohamed Madar
47. Sulieman Mohamed Obsiye
48. Khalid Xassan Tamuuje
49. Mukhtar Aliyare
50. Mohamed Omar (Bensel)

Liiska Canada:

1. Mahamud Ali Abushanab
2. Jamal M. Muse. Saada Mohamad adan.
3. Mohamud Muse Abu shanab
4. Mahdi Muhumed Nur
5. Yasin Mawlid Rage
6. Mohamed Abdi Husein
7. Mohamed Elmi Ayaanle
8. Sh. Nazir Abdi Ali
9. Hasan Omer Abushanab
10. Yussuf Jamal M. Musse
11. Ahmed Mohamed Omaer
12. Said Omar Said Hussein Filfil
13. Mohamed Hussein Filfil
14. Mohamed Muhumed Liban
15. Yusuf Ibrahim (Libax)
16. Ali Adan Said
17. Aden Dahir Barkhad
18. Abdiqadir Qalib
19. Yasin Abdillahi Tani
20. Abdihakin Omar Musa
21. Ahmed Ali Dualeh
22. Abiib Ahmed Olhaye
23. Mahamed Muhumed Warsame
24. Hasan Abdi Mah (Shiine)
25. Ahmed Abdillahi Diriye
26. Yasin Abdi Qalib
27. Husein Abdi Tani
28. Ahmed Omar
29. Abdi Farah
30. Mahamud Husein Wacays
31. Abdillahi Yussuf
32. Muse Nur Dualeh
33. Mohamed Nur Dualeh
34. Musa Arab Obsiye
35. Mahamed Arab Obsiye
36. Jama Abdillahi
37. Muse Ibrahim Bokh
38. Abdifatah Ahmed Aw Yusuf
39. Aden Muhumed (Biibii)
40. Omer MAhmed Muhumed
41. Sadiq Mahamed Muhumed
42. Rashid Ali
43. Mukhtar Osman H. Abdi
44. Siad Yusuf Buuni
45. Mahamed Muse Alin
46. Aden Abdillahi Hanfi
47. Khadar Omer Egeh
48. Yasin Omer Musa
49. Abdirahman Ahmed Farah
50. Hasan Good Jibrir
51. Mahamud Yusuf Dualeh
52. Abdiazis Hasan Warsame
53. Ali Husein Aw Ali
54. Daud Aden
55. Abdi Ali Nur
56. Abdi Aw Mahamud Ismail
57. Hashi Egal
58. Mukhtar Muhumed Abdillahi
59. Mukhar Dahir Madat
60. Mahamed Mal
61. Abdikarin Husein Abdi
62. Jibriir Hasan Warsame
63. Ahmed Ali Abas
64. Abdirisaq
65. Dualeh Jama
66. Khadar Abshir
67. Hasan Yusuf Ali
68. Muhyadiin Abdi
69. Samater Jama Hassan
70. Guleid Jama Hassan
71. Lodon Jama Hassan
72. Mohamed Ahmed
73. Mahamud Ahmed
74. Omar said
75. Farah Jama
76. Abdirashid Hasan
77. Abdirisaq Omar
78. Hasan Barre
79. Husein Barre Yusuf
80. Ismail Mohamed Abokor
81. Aden Dahir Barkhad
82. Mohamed Yusuf
83. Mohamed Olyahe
84. Omar H. Mahamud
85. Omar Dhegjar
86. Rashid Yusuf
87. Abdi Gaydh
88. Ali Haji Yusuf
89. Dr. Mohamed Rabi
90. Said Muse
91. Abdinazir inagaydh
92. Deeq Abdi Guray
93. Mohamed Biixi
94. Ali Aw Aden
95. Mohamed Nuh
96. Abdi Dhegaweyne
97. Rashid Ahmed
98. Ahmed Ali Nur
99. Mohamed Osman
100. Aden Nur Awaleh
101. Jibril Ahmed Jama
102. Ismail Ahmed
103. Mohamed Aw Abdi
104. Ahmed Samater
105. Abdi Husein
106. Hassen Abdillahi
107. Ali Hasan
108. Mohamed Hasan
109. Aden M. Egeh
110. Faisal Isaxal
111. Keyse Barkhadle
112. Abdulrashiid Ali Hassan
113. Ali Adam Tani
114. Jama Adam Tani
115. Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
116. Omer Hassan Mohamed
117. Yassein Abdilllahi Elmi
118. Abdillahi Ahmed Warsame
119. Mohamed Ali Warsame
120. Ahmed Ali Ibrahim
121. Abdulqadir Ali Ibrahim
122. Mohamed Ali Ibrahim
123. Mustafa Mohamed Ibrahim
124. Fowsi Abdillahi Abdi
125. Hassan Abdillahi ABDI
126. Abdulkarim Abdillahi Abdi
127. Abdirahim Abdillahi Abdi
128. Abdi Mohamed Essa
129. Saeed Ahmed Hersi
130. Awil Aden
131. Faisal Omer Hassan
132. Mustafa Abdi Mousa
133. Ali Adan Samater
134. Mohamoud Adan Samater
135. Mohamed Yusuf Samater
136. Abdirahman Yusuf Samter
137. Abdirhaman Osman Yussuf
138. Idriss Ibrahim Ahmed
139. Saeed Ibrahim Ahmed
140. Mustafa Ibrahim Ahmed
141. Mahdi Ibrahim Ahmed
142. Mahfouz Ibrahim Ahmed
143. Mohamed Ibrahim Ahmed
144. Najib Ibrahim Ahmed
145. Idris Abdirahman Mousa
146. Mustafa Abdirahman Mousa
147. Hassan Ali Banjawi
148. Hassan Dahir Saeed
149. Ahmed Abdi Ahmed
150. Ahmed Mohamoud Jirde

LIISKA USA:

1. Mohamed Abdi Hirsi
2. Mohamed Hussein Issa
3. Hassan Bihi Yonis
4. Hussien Ali Hanfi
5. Abdirahman Jama Abokar
6. Mohamoud Hashi
7. Mohamed Yussuf Gaagab
8. Nasir Abdillahi Yussuf
9. Abdirahman Mohamed Hassan
10. Dahir Hashi Madar
11. MoAhmed Abdi Elmi
12. Fadumo Essa Yonis
13. Saeed Aw Osman Ismail
14. Abdikarim Qasim
15. Ahmed Jama Yasin
16. Xassan Yonis Abdillahi
17. Farhaan Ibrahim Cabdillahi
18. Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
19. Samiir Cali Ahmed
20. Abdillahi Yussuf Akoule
21. Ahmed Yussuf Akoule
22. Abdi M. Rodol
23. Ali M. Rodol
24. Mahamud Gaagaab
25. Ibrahim Abdi Arabay
26. Mahamed Yussuf Osman
27. Ibrahim Abdi Geele
28. Khadar Baarabiyaan
29. Mahamed Odowaa
30. Hussien Beergeel
31. AbdiHakim Hassan Hashi
32. Mohamed Hassan Hashi
33. Rashiid Haraf
34. Abiib Jama
35. Hassan Moge Hirsi
36. Mahamed Abdillahi Jawaan
37. Sidik Ali Diriye
38. Muktar Mure Warsame
39. Mahamed Abdillahi
40. Mahamed Sulub Omar Hashi
41. Jamal Abdi Gaboobe
42. Omar Sanyare
43. Hamze Abdikarim
44. Ahmed-Yasin Abdikarim
45. Nasir Abdikarim
46. Mahamed Idoor
47. Ahmed Abdi Rodol
48. Mahamed Abdi Rodol
49. Hussien Abdi Rodol
50. Shiekh Mahamed Sh. Abdirahman Kariye
51. Nuradin Sh. Abdirahman Kariye
52. Mahamed Ahmed Yussuf Akoule
53. Sahardid Aw-Abdi Buuni
54. Mustafe Siad Muhumed Adan
55. Abdirahman Haji Abdillahi Ismail
56. Ahmed Nur Daule
57. Abdirisaq Sh. Abukar
58. Ali Hayaan Mahamud
59. Abdirahman Mahamed Jama
60. Faisal Mursal Hussien
61. Abdisalan Mursal Hussien
62. Mahamed Ahmed Elmi Gadiid
63. Rashiid Case
64. Abdikarim Nadif Qasim
65. Haji Mumin
66. Abdirisaq Haji Mumin
67. Omar Haji Mumin
68. Faisal Goran Hassan
69. Ahmed Abdillahi Jire
70. Ibrahim Khalil Hawadle
71. Abdikarim Hassan Maygag
72. Ahmed Suju

Liiska.Europe:

1. Ali Omer Yonis
2. Cabdicasiis Macallin Axmed
3. Hassan Haji Yaheen
4. Khadar Ali
5. Muse Mohamed Yousuf
6. Dayib Abdi Geele
7. Yousuf Dhamac Xassan
8. Nour Yousuf
9. Abdillahi Ibrahim Hassan
10. Mahamed Abdi Yasiin
11. Abdi Hurre Dualeh
12. Ahmed Cisman Aden
13. Farhan Ibrahim Yasiin
14. Cumar Maxamed Xoore
15. Mohamed Dahir Kheyreh
16. Abdihakim Sulub
17. Hashi Hussein
18. Hassan Hussein
19. Axmed Maxamed Yusuf
20. Cabdiqani Cismaan Xandule
21. Cabdilaahi Maxamed Cali – Suxufi
22. Xasan Huseen – Xasan Mataan
23. Guled Cabdi Sheekhaash
24. Ismacail Maxamed Gadiid
25. Cabdirisaaq Xuseen Balayax
26. Mukhtar Axmed Sh. Adan – Taysa
27. Yusuf Xuseen Cabdale
28. Siciid Axmed Yusuf
29. Mowliid Cumar Faarax – Kabo Yare
30. Cabdirashiid Cabdi MAxmed – Fiil
31. Maxamed Siciid Cagadable
32. Mustafe Xaaji Aadan
33. Siciid Maxamed Yusuf
34. Khadar Abokor Cabdilaahi
35. Yusuf Caawiye
36. Fu,aad Cabdilaahi Weerar
37. Maxamed Cumar Maygaag
38. Cabdi Cali Mahdi
39. Cabdikarin Ismacil Maxamed
40. Cabdi Abaadir Maygag
41. Cabdirahmaan Maxamed Qalib
42. Maxamed C/lahi Yasin
43. C/Salaan Cali Cilmi
44. Yusuf C/lahi Yasin
45. Maxamed A Gondleh
46. Rashid Cali Farah
47. Caydarus Ahmed Cali
48. Yasin Cabdi Dunad
49. Maxamud Maxamed Xassan
50. Xasan Xuseen
51. Cabdil Qaadir Cumar
52. Ibrahim Cabdilahi Cumar
53. Axmed Yusuf Cabdi
54. Abaadir Cali
55. Mustafe Maxamed Gadiid
56. Cabdiraxmaan Dalal
57. Cabdi Rashid Ismaciil
58. Cali Cabdi Ismaciil
59. Maxamed Cali Axmed
60. Maxamed Jamac
61. Cabdi shakur Axmed Yusuf
62. Yusuf Xuseen Yasiin
63. Maxamed Xaashi Maxamed
64. Yasin Nuur Warsame
65. Fahmi Axmed Cabdi
66. C/nuur Cismaan Xasan
67. Mustafe Warsame Axmed
68. Axmed Farax Cilmi
69. Saleeban Xusen Mooge
70. Cabdi Ismaciil Isaaq
71. Maxamed Axmed Xirsi
72. Cabdilaahi Xasan Cabdale
73. Amiin Cali Cabdi
74. Yusuf Ismaciil Xasan
75. Maxamed Maxamud Axmed
76. Yasin Farax Meecad
77. Axmed Xaji Xuseen
78. Yusuf Dhamac Xasan
79. Cabdi Casiis Faarax
80. Muse Cilmi Cabdi
81. Maxamed Cabdi Xuseen
82. Maxamed Cabdilaahi Wacays
83. Maxamed Ibraahim Xassan
84. Mustafe Cali Nuur
85. Cabdirashiid Nuur
86. Faarax Cali Yaxye
87. Maxamed Nuur Mooge
88. Cabdilaahi Ismacil
89. Xuseen Dayib
90. Cali Warsame Xassan
91. Maxamuud Hoori Cali
92. Maxamuud Cabdilaahi Kaahin
93. Cabdirashiid Xuseen Bookh
94. Kaahin Yoonis Buux
95. Cabdirasaaq Bulxan Maxmaed
96. Yasin Cumar Xirsi
97. Kaysar Yusuf Odawaa
98. Cismaan Nuur
99. Muxumed Qalinle Cilmi
100. Axmed Dahir Cilmi
101. Cabdiqadir Cali Qawdan
102. Nuur Cali Qawdan
103. Hannad Yaasiin
104. Iid Dahir Khayre
105. Maxamud Xaad
106. Cabdiwaaxid Sulub Mire
107. Maxamud Ilyaas
108. Ismaciil Maxamuud Maxamed
109. Khalid Cumar Maxamed
110. Maxamed Axmed Cali
111. Axmed Cali
112. Kayse Iimaan Ismacil
113. Idiris Xuseen Maxamed
114. Yusuf Kaahin Warfaa
115. Cabdiqani Muuse Daahir
116. Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed
117. Ahmed Osman
118. Hussein Ahmed Aided
119) Abaadir Cali
120) Abaadir Muuse Diiriye
121) Amiin Cali Cabdi UK
122) Axmed Cali UK
123) Axmed Ceydiid Cali UK
124) Axmed Dahir Cilmi UK
125) Axmed Farax Cilmi UK
126) Axmed Maxamed Yuusuf UK
127) Axmed Xaji Xuseen UK
128) Axmed xasan cali UK
129) Axmed Yusuf Cabdi UK
130) Bashiir Ciise UK
131) C/nuur Cismaan Xasan UK
132) C/Sallaan Cali Cilmi UK
133) Cabdi Abaadir Maygag UK
134) Cabdi Cali Mahdi UK
135) Cabdi Casiis Faarax UK
136) Cabdi Geerash UK
137) Cabdi Ismaciil Isaaq UK
138) Cabdi Koosaar Abokor UK
139) Cabdi Qaadir Cumar UK
140) Cabdi Rashid Ismaciil UK
141) Cabdi shakur Axmed Yusuf UK
142) Cabdi Yuusuf Cige UK
143) Cabdifataax Sixiic Axmed UK
144) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed UK
145) Cabdikarin Ismacil Maxamed UK
146) Cabdilaahi daarood xasan UK
147) Cabdilaahi Ismacil UK
148) Cabdilaahi Maxamed Cali UK
149) Cabdilaahi Xasan Cabdale UK
150) Cabdiqadir Cali Qawdan UK
151) Cabdiqani Cismaan Xandule UK
152) Cabdiqani Muuse Daahir UK
153) Cabdirahamaan Xasan Cali UK
154) Cabdirahmaan Maxamed Qalib UK
155) Cabdirahmaan xasan cali Gaas UK
156) Cabdirasaaq Bulxan Maxamed UK
157) Cabdirashiid Cabdi Maxamed – Fiil UK
158) Cabdirashiid Nuur UK
159) Cabdirashiid Xuseen Bookh UK
160) Cabdiraxmaan Dalal UK
161) Cabdirikas Xasan UK
162) Cabdirisaaq Xuseen Balayax UK
163) Cabdiwaaxid Sulub Mire UK
164) Cali Cabdi Ismaciil UK
165) Cali Warsame Xassan UK
166) Caydarus Ahmed Cali UK
167) Cismaan Nuur UK
168) Faarax Cali Yaxye UK
169) Fahmi Axmed Cabdi UK
170) Fu,aad Cabdilaahi Weerar UK
171) Guuleed Cabdi Sheekhaash UK
172) Hannad Yaasiin UK
173) Ibrahim Cabdilahi Cumar UK
174) Idiris Xuseen Maxamed UK
175) Iid Dahir Khayre UK
176) Ismaaciil Cumar Xasan UK
177) Ismacail Maxamed Gadiid UK
178) Ismaciil Maxamuud Maxamed UK
179) Kaahin Yoonis Buux UK
180) Kaysar Yusuf Odawaa UK
181) Kayse Iimaan Ismacil UK
182) Khalid Cumar Maxamed UK
183) Maxamed A Gondleh UK
184) Maxamed Axmed Cali UK
185) Maxamed Axmed Xirsi UK
186) Maxamed baashe Awcali UK
187) Maxamed C/lahi Yasin UK
188) Maxamed Cabdi Xuseen UK
189) Maxamed Cabdilaahi Wacays UK
190) Maxamed Cabdillahi Yaasiin UK
191) Maxamed Cali Axmed UK
192) Maxamed Cumar Macaash UK
193) Maxamed Cumar Maygaag UK
194) Maxamed Ibraahim Xassan UK
195) Maxamed Jamac UK
196) Cabdillaahi Cabdi
197( Maxamed Mahdi cali UK
198) Maxamed Maxamud Axmed UK
199) Maxamed Nuur Mooge UK
200) Maxamed Siciid Cagadable UK
201) Maxamed Xaashi Maxamed UK
202) Maxamed X. Cali UK
203) Maxamed Yuusuf Cali UK
204) Maxamed Yuusuf Cumar UK
205) Maxamud Ilyaas UK
206) Maxamud Maxamed Xassan UK
207) Maxamud Xaad UK
208) Maxamuud Axmed Xaaji UK
209) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin UK
210) Maxamuud Hoori Cali UK
211) Maxamuud Maxamed Sheekh UK
212) Mowliid Cumar Faarax – Kabo Yare UK
213) Mubaarik Xasan Tamuuje UK
214) Mukhtar Axmed Sh. Adan – Taysa UK
215) Musatefe Daauud UK
216) Muse Cilmi Cabdi UK
217) Mustafe Cali Nuur UK
218) Mustafe Ceydiid Cali UK
219) Mustafe daahir Barkhad UK
220) Mustafe Maxamed Gadiid UK
221) Mustafe Warsame Axmed UK
222) Muxumed Qalinle Cilmi UK
223) Nuur Cali Qawdan UK
224) Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi UK
225) Rashid Cali Farah UK
226) Saleeban Xusen Mooge UK
227) Shuuqi sanyare xaaji cali UK
228) Siciid Axmed Yusuf UK
229) Siciid Maxamed Yusuf UK
230) Siciid Yuusuf Cumar UK
231) Xasan Huseen – Xasan Mataan UK
232) Xasan Xuseen UK
233) Xuseen Axmed Ceydiid UK
234) Xuseen Dayib UK
235) Yasin Cabdi Dunad UK
236) Yasin Cumar Xirsi UK
237) Yasin Farax Meecad UK
238) Yasin Nuur Warsame UK
239) Yusuf C/lahi Yasin UK
240) Yusuf Caawiye UK

241) Yusuf Ismaciil Xasan UK
242) Yusuf Kaahin Warfaa UK
243) Yusuf Xuseen Cabdale UK
244) Yusuf Xuseen Yasiin UK
245) Yuusuf Cabdillaahi Yaasiin UK
246) Siciid Maxamed Cumar UK
247) Idiris Garow Diiriye UK
248) Maxamuud Cabdi Aadan UK
249) Maxamed Handulle UK
250) Khadar Cabdi Jaamac UK
251) Axmed Maxamuud wayab UK
252) Cabdirahamaan Maxamed UK
253) Axmed Xaaji Xuseen Cumar UK
254) Maxamed Cabdillaahi Xuseen UK
255) Xamse Xasan Muuse UK
256) Mustafe xaaji Nuur UK
257) Axmed Ismaaciil Cumar UK
258) Carab Guuleed UK
259) Macamuud Cali UK
260) Maxamed Aadan Xasan


Dalalka Khaliijka:

1) Abdi Yonis Xaad
2) Ali Muse Xaaji Yousuf
3) Axmed Xussein Ismaciil
4) Khadar Digaale Saciid
5) Aden Sulub Ciise
6) Saleebaan Yousuf Maxamed
7) Cabdillahi Cali Yaxeen
8) Faisal Jibriil Saleebaan
7) Maxamed Kenadiid
8) Saciid Yousuf Hurre
9) Faysal Maxamed Caydiid
10) Xussein Aw-Maxamoud Yousuf
11) Xassn Aw-Ismaciil
12) Cabdihadi Jamac Cilmi
13) Ismaciil Cabdi Bacad
14) Cabdi Xirsi
15) Axmed Mohamed Geelle
16) Fuad Cabdiraxman Muxumed
18) Abshir Cabdillahi Xassan
19) Cabdillahi Maxamed Ismaciil
20) Axmed Yousuf Jamac
21) Xassan Faarax Caalin
22) Cabdi Maxamed Aden
24) Cabdi Maxamoud Digaale
25) Dayib Cismaan
26) Waliid Taanishle
27) Maxamed Yousuf Cabdi
28) Maxamoud Jamac Gadhyare
29) Saciid Yasiin Samater
30) Axmed Maxamed Cisman
31) Cabdillahi Cabdi Cadaani
32) Axmed Muxumed Ducaale
33) Ismaciil Baruud
34) Cabdiraxman Cali Jaamac
35) Ahmed Cabdiraxman Cumar-Xaashi
36) Abdirazaqa Axmed Hurre
37) Khadar Barre Axmed
38) Ahmed Ibrahim Hassan
39) Adam Abdi Farah ( Mandeeq)
40) Muse Ahmed Jama
41) Koos Maxamed Hayaan
42) AHMED OMER ABDILLAHI [GURAY DALOLDHO]
43) ISMAIL MUSE JAMA [DANIYEH]
44) AHMED OMER GARAACATO
45) -MOHAMED ABDI BIKEE
46) YASSEIN XASAN XARUURI
47) MAHAMED ABDI SARHAYE
48) SAEED MUSE ILDAB
49) MOHAMED ABDI BIIRSHE
50) DAUD JAMAC COOMEY
51) Fuad Xaaji Carab
52) Cumar Gahayr
53) Jamac Ibrahim Guuleed
54) Ibrahim Muse Diini
55) Mohamoud Hussein Ismail
56) Maxamed Xirsi
57) Rashid Cabdi Garaw
58) Cabdillahi Mahdi Ibrahim
59) Ahmed Carab Xassan
60) Sacmaal Cabdi Xabashi
61) Maxamed Xassan Gaxnoug
62) Cali Cabdillahi
63) Ahmed Mohumed Ducaale
64) Ahmed Maxamed Dualeh
65) Cabdi Muxumed
66) Liibaan Bare Awgaab
67) Cabdi Balayax
68) Ahmed Cabdallah Cige
69) Jiciir Xaaji Xussein
70) Hussein Ahmed-yasiin Cumar Xaashi
71) CAbdiraxman Maxamed Xussein
72) Ahmed Muse (Germal)
73) Omer Taanishle
74) Cabdillahi Cali Kaariye
75) Cali Xassan Cali Mataan
76) Sulub Cabdillahi Guray
78) Xassan Warsame
79) Maxamoud Gaas Cali
80) Ismaciil Xussein Kharbud
81) Noux Cumar Xussein
82) Axmed Ismaciil Ibrahim
83) Khadar Axmed Ismaciil
84) Farax Xassan Shirwac
85) Taha Cabdullah Farax
86) Cali Axmed Cali
87) Xussein Libaax Buureed
88) Faysal Xussein Askar
89) Saciid Cumar Badmax
90) Abdiraxman Habane
91) Cabdillahi Qawdhan
92) Ismaciil Maxmoud Saciid
93) Cabdi Xaashi
95) Cabdi Yonis
96) Yasiin Yousuf Xisris
97) Nour Mohamed Farah
98) Xassan Maxamed (Khumaini)
99) Abdirahman Shukri
100) Axmed Maxamoud Gaab
110) Cabdo Adam Guray
111) Saxardiid Cabdi Badawi
112) Maxamed Cabdi Badawi
113) Axmed Galas
114) Cabdilahi Cadhoole
115) Axmed Ismaciil (Dhabadhabo)
116) Muse Ismaciil Xaashi
117) Ismaciil Cabdi Cilmi
118) Rashiid Cumar Dahir
119) Col.Cabdillahi Axmed Barre
120) Cabdiraxman Maxamed Yey
121) Saciid Yasiin Samatar
122) Cumar Xussein Aden (Jarram)


Anigoo ku hadlaaya magaca Reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga, wa xaan tacsi u dirayaa Reer Suldaan Diiriye, tafiirta, ehelka, qaraabada, xigaalka, asxaab ta, iyo dhammaan dadweynaha Soomaliland gaar aha an Beesha Subeer Awal ee uu Marxuum Suldaan  Maxa med Suldaan Deeriye ka geeriyooday.


Suldaan Maxamed oo ka soo jeeda saldanada weyn ee Subeer Awal, waxuu Alle ha u naxariistee ahaa nin oday ah oo qayb libaax ka soo qaatay halgankii SNM iyo nabadeentii beelaha Somaliland ee ku soo biyo-shubtay dhismaha qaranka Somaliland.

Waxuu ahaa
nin nabadeed, cibaado badan, aftahan ah in badana ka fogaa inuu ku milmo hardanka xisbiyada, Waxuu ahaa qunyar socod taladu ka duulin ,kuna adk aa isku-xidhka beelaha Somaliland, Kamana nasan  ha wsha bulsho iyo ilaalinta nabada inkasta oo uu muddo xanuunsanaa.


Waxaan
Illaahay uga baryayaa dambi dhaaf, naxariis iyo inuu ku mann aysto jannatul fardowsa, dhammaan teena Alle hayna waafajiyo samir iyo duco aynu ku  sa gootino Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye,
Aamiin Aamiin Aamiin
 

انا للة وانا الية راجعون


Ahmed Arwo

Cardiff UK
samotalis@gmail.com

 


Anigoo ku hadlaya magacayga Eng. Maxamed Cali Muse, maamulka shabakadda iyo dhammaan weriyayaasha Bahda Longlivesomaliland News Media , oo ku kala sugan dunida dacaladeeda, waxaan tacsi tiir aanyo leh u diraynaa, qoyskii , caruurtii, xigaalkii, eheladii, tafiirtii , ga calkii, qaraabadii iyo dhammaan shacbiga Somaliland, geerida naxdi nta leh ee ku timid walaalkeen, Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye.


Waxaan ilaahay uga baryeynaa,
danbi dhaaf iyo inuu naxariistii janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaan teenna samir iyo iimaan innag siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin

 

انا للة وانا الية راجعون

 


Waxaan tacsiyadaynaynaa shacabkan reer somalilan guud ahaan shacabka reer hargaysa ,beelweynta subeer awal gaar ahaan  qoy skii uu katagay marxuum suldaan maxamad suldaan diiriye garaad cabdillaahi boon waxaannu leenaha ilaahay samir iyo iimaan ha  in naga siiyo gaar ahaanna ehliyaddii uu katagy  marx uumkana ilaa hay ha u naxariisto jannaadan ha ka  wa raabiyo innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun


Waxa diraya magacyadan

1 ahmad omar farah /guled

2 mahamud aw guled/waraabe

3 xashi xanduleh ducaleh

4 mahamad cige cilmi/canugga

5 mahamad qawdhan

6 dahi cabdi cumar

7dahir saciid

8 adan aw ismaciil

9 oamar adan haashi

10 ciisa adan hashi

11 dr ahamad cabdllahi cige /shukri

12 ibrami cabdi obsiiye suufi

13 ibrahi mala baari

14 dr saciid barkhad maax

15 nuur mahamad jibril/boqorka

16 maxamad ahmad nuur

17 cali xaashi

18 saciid dheere

19 cali jama guled

20 sh mahamu sahal

21 musa cabdilahi

22 ismaciil cai seed /hariir

23 maxamuud beegsi

24 abdisamad

25 mahamuud abdisamad

26 abdi abdilahi/gacmayare

27 ahmad tutuwe

28 abdilqadi mowliid

29 shariif aw cai

30 mahamad ibrahim/saasuu

31 mahamad omar /farayuub



انا للة وانا الية راجعون


Guuleed

agabar2009@hotmail/com
Alceyn, UAE

 


Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, dhammaan, qaraa badii, eheladii, uu kan geeriyooday alla ha u naxariist e e, Marxuun Suladaan Maxamed Suldaan Diiriye oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.


Waxay eebe ug baryayaan inuu naxariistii Jano ka  wa raabiyo inagana samir iyo iimaan inaga siiyo.

1-Cali Omar Xassan & Xaaskiisa
2-Maxamed Askeri & Xaasaskiisa.
3- Maxamed Yuusuf Buux & Xaaskiisa.
4-Amiin Ali Xassan iyo Xaaskiisa.
5-Maxamed Ibrahim weerar iyo Xaaskiisa.
6-DR. Awaale & Xaaskiisa.
7-Omar Suldaan iyo Xaaskiisa.
8-Abdi shukri & Xaasikisa.
9-Maxamed Elimi Samater & Xaasikiisa.
10-Maxamed Maxamuus Xuseen (
sumuni) &Xaaskiisa.
11-Maxamed Ali Dheere & Xaaskiisa.


Aamiin Aamiin Aamiin
 

انا للة وانا الية راجعون

 


Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

 

Aniga oo ah Ali Mohamoud Noor Ali-Eid, Xaaskayga Nora Mohamed Hassan iyo carruurtayduba annaga oo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Allah ha u naxariistee Suldan Mohamed Suldan Diriye Garad oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa ayaa waxa annu halkan tacsi u marinaynaa si gaar  ah aaneed qoyska reer Suldan Diriye Garaad, qaraabadii, eheladii, asxaabtii, beeweynta subeer Awal iyo  dham maanba shacabka reer Somaliland ee uu Suldaanku ka baxay annagoo leh Suldaankana eebahay ha ka yeelo kii ku nasta guriga naciima innana dhammanteen  Ilaa hay samir iyo iimaan ha innaga siiyo.



Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

انا للة وانا الية راجعون


Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

Oslo ,Norway
 


INAALILAAHI WAINA ILAHI RAJUCUUN



Anigoo ah
Cumar Daarood Xassan iyo Xaaskeyga Faisa Jama Abi iyo dhamaan caruurteydu waxanu halkan tacsi uga soo dirayna dhamaan eheladii iyo caruurtii iyo xaaskii u ka geeriyooday alle naxariistii jano ha ka waraabiye Suldan Maxamed Suldan Diiriye, waxanu  il aahay uga baryaynaa inuu marxuunka janatul  fardow sa ka waraabiyo dhamaan beesha iyo eheladiisan  sam ir iyo iiman inaga siiyo ,Aamiin Aamiin Aamiin
 

نا للة وانا الية راجعون


Omar Daarood Xassan

Norway



Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Maxamed  Rash iid Sh. Xasan, Gudoomiye ku xigeenada Xisbiga ,Aadan M Mire Waqaf, Axmed Xuseen Fagfagaash, Xoghayha Guud Axmed Xasan Baashe, Afhayeenka Xisbiga Xasan Xuseen Codyare, iyo dhamaan Guddida Fulinta iyo  Xub naha G/Dhexe Garabyada  Haweenka/Dhalinyarada Heer Qaran iyo  Taageerayaa sha Xisbiga waxay tacasi tiiraanyo leh u diryaan  Ehliy adii iyo qaraabadii uu ka baxay.

Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye xalay ku geeriyootay magaalada Hargeysa

Waxaanu Eebo uga baryaynaa innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoysaskii, ehliyadii qaraabadii Asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay marxuunka inaga wada siiyo samir iyo iimaan.
 


Aamiin
Aamiin Aamiin


 


Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Ahna Gudoomiye ku xigeenka 2aad
Md. Axmed Xuseen Fagfagaash

 


Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Qoyskii Suldaankii Guud ee Beelaha Subeer Awal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane,
Daahir Rayaale Kaahin, waxa dhambaal tacsi ah u  di rayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Shacbiga Somaliland  ge eridii ku timid Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan  D iiriye oo ahaa Suldaankii Guud ee Beelaha Subeer  Aw al.


Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.


Inaali Laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
 


Siciid Cadaani Mooge

Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland