Baaq Habalaha Somaliland ( Dubai ) :
Ku Hogaanka New UCID

 

 


Baaq Hablaha Somaliland : ku Hogaanka New UCID.

 

Haddii aanu nahay hablaha Somaliland, ee deggan Dalka Emaaraadka Carabta, Magaaladda D ubai, waxaanu aad uga xunahay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiye Faisal Cali Waraabe, oo ku dhawaaqay inuu caruurta iyo dumarka koonfurta Hargeisa kicin doono.

Waxaanu u aragnaa xaalad abuur , iyo kicin dadawayne. Waxa haboon inuu Guddoomiye Faisal ka qayb qaato horumarinta dalkeesa iyo deegaankeesa. Waxii uu tabanaayo, waa inuu u mar aa Maxkamdaha dalka, oo aanu sharciga gacanteesa ku qaadan.

Dumarka iyo caruurta waxaanu kula talinaynaa inaanay ku kicin wax nabad gelyadda wax u d himaaya....Somaliland ha noolaato, nabadna haku waarto...Guul iyo Gobanimo.

 

 


1. Marwo Hibo Cabdillahi
2. Hibaaq Nuur
3. Fowzia Dolaal
4. Nasra Suudi Yusuf.
5. Marwo Amina Hure
6. Marwo Caasha xandule.
7. Amina Koosaar.
8. Caasha Xusein Cabdi
9. Faheema Nuur.
10. Hoodo Yusuf