BAAQ TAAGEERO GO'AAMADA KA SOO BAXAY SHIRKA DUBUR
 

 



Markaanu aragnay go'aanka ka kooban sideeda qodob ee ka soo baxay shirkii Beesha Ciise Mu use uga socday Tuulada Dubur ee degmada Sheikh;

Markaanu ogaanay in dhammaan go'aamada shirku habe yaraatee marnaba wax u dhimin jirit aanka, madaxbannaanida, iyo midnimada ummadda ku dhaqan Somaliland;

Markaanu eegna taageerada buuxda ee bulshada reer Somaliland isla barbar taagnay intii uu shirku socday iyo go'aamadii ka soo baxay;

Annaga oo aaminsan in bulshadu xaq u leedahay in iyadoo ka faa'iideysanaysa aqoonta, hanti da, iyo muruqa dadkeeda in ay qorsheyso qaab kasta oo kor ugu qaadi kara horumarinta deeg aanada ay ku dhaqantahay, hana noqoto mid waxbarasho, caafimaad, wax soo saarka beerah a, ama dayactirka iyo hadba wixii baylah ah ee deegaanka ka muuqata;

Ayaa dhammaan dadkan magacyadoodu hoose ku xusanyihiin waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dadkii ka qeyb galay qabanqaabada iyo isku dubaridka shirkaa Tuulada Dubur ka dha cay; intii dhaqaale, talo iyo taagero kaleba ka geystey. Dhammaan dadkan baaqa dirayaa wax ay ku dhaqanyihiin wadamada Mareykan iyo Canada.


LIISKA MAGACYADA DADKA DIRAYA TAAGEERADA:


Abdi Mohamed Hassan
Adam Abdillahi Hanfi
Ahmed Ali Ibrahim
Saeed Mohamed Timir
Ahmed Mohamed Suleiman
Osman Hashi Awadh
Hassan Guleed
Eric Raymond
Yussuf Absiye
Saxardiid Absiye
Dahir Abdirahman
Omar Mahdi Hussein
Ahmed Mohamed "Tisdale"
Abdirahman Abokor Dheere
Mohamed Essa Gheele
Ahmed Mohamed Yassin
Abdi Dhamac
Ahmed Nasir Juujuule
Ahmed Guleid
Rashid Ahmed Osman
Dr. Mohamed Rabi
Jibril Ahmed Jama
Ahmed Jirdeh Hussein
Abdirahman Jama Gurey
Ahmed Ali Nour
Ahmed Ismail Meygag
Abdikeyd Ibrahim Adam
Ali Yussuf
Omar Mohamoud
Abdikariim Mousa Meygag
Mohamed Abdillahi
Hussein Yussuf
Abdirashid Hassan Ahmed
Abdillahi Hassan Ahmed
Adam Mohamed Egeh
Abdirezaq Ismail Adam
Mohamed Omer Ahmed
Kamal Ali Jire
Hassan Abdi
Hassan Osman Abdi
Mohamed N. Dualeh
Mousa N. Dualeh
Abdulrashiid Hassan
Ali Adam
Jama Adam
Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
Omer Hassan Mohamoud
Yassein Abdilllahi Elmi
Abdillahi Ahmed Warsame
Mohamed Ali Warsame
Mustafa Mohamed Ibrahim
Omer Hassan Mohamed
Yassein Abdilllahi Elmi
Abdillahi Ahmed Warsame
Saeed Adam Mousa
Fowsi Abdillahi Abdi
Hassan Abdillahi Abdi
Abdulkarim Abdillahi Abdi
Abdirahim Abdillahi Abdi
Abdi Mohamed Essa
Saeed Ahmed Hersi
Muxiyudiin Abdiqaadir
Ismail Haji Abdillahi
Awil Adam
Faisal Omer Hassan
Mustafa Abdi Mousa
Hassan Hirsi
Idris Mousa
Ali Adan Samater
Mohamoud Adan Samater
Mohamed Yusuf Samater
Abdirahman Yusuf Samter
Abdirhaman Osman Yussuf
Idriss Ibrahim Ahmed
Mustafa Ibrahim Ahmed
Mahdi Ibrahim Ahmed
Mahfouz Ibrahim Ahmed
Mohamed Ibrahim Ahmed
Najib Ibrahim Ahmed
Abdi Mohamoud
Abdirahman Ahmed
Farhan Hirsi
Mohamed Abdi
Saxardiid Aw-Cabdi Buuni
Nuuradiin Sheekh Abdiraxamn Kariye
Mustafe Siyaad Muxumed Adan
Cumar Sanyare Xaaji Cali Guhaad
Xassan Mooge Xirsi
Abdikariim Xassan Maygaag Samater
AbdiHakiim Xassan Maygaag samater
Axmed Muxumed Madar
Abdirisaaq Sheekh Barkhad
Maxamed Cabdillahi
Ali Maxamed Rodol
Captan Abdi Mahamed Rodol
Ahmed Abdi Mahamed Rodol
Xussein Abdi Mahamed Rodol
Mahamed Abdi Mahamed Rodol
Ibrahim Ali Mahamed Rodol
Rashiid Xaraf
Ibrahim Baltimore
Abdirahman Xaaji Abdillahi
Abdalle Abdirahman Xaaji Abdillahi
Abdihakim Gole
Ibrahim Abdi Arabey
Ibrahim Abdi Geele
Feysal Mursal Aareeye
Abdisalaan Mursal Aareeye
Xusseen Beergeel
Ismail Maxamed Jama
Maxamed Yussuf Cusman
Maxamed Xassan Xaashi
Khadar Maxamed Baarabiyaan
Maxamud Gaagaab
Xamsa Abdikariim
Nasir Abdikariim
Ahmed Abdikariim
Abdikariim Nadif
Siciid Nadif
Cigaal Maxamed
Ismaaciil Maxamed Abraas
Mustafe Maxamed Abraas
Yussuf Abdillahi Diiriye
Ahmed Gooraan Hassan
Maxamed Khadar Cabdillahi Jawaan
Ahmed Sujuu
Maxamed A. Kooshin
Maxamed Sulub Cumar Xaashi
Hodan Abdillahi Kariye
Ilhan Maxamed
Maxamed Idoor
Abdalle Cakule
Jamal Abdi Gaboobe
Cabdirahman Baaruud Jama