BAAQ KU WAJAHAN SHIRGUDOONKA
GOLAHA GUURTIDA

 


KU: Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo labaad ee Golaha guurtida; sheekh Axmed Nuux Furre iyo Siciid Jaamac Cali.

KA: Golaha qurba jooga S/land ee Yurub iyo Waqooyiga America.

 


Iyadoo Somaliland sanadihii u danbeeyeyba ay shicibkoodu la tacaalayeen , lana  ka caa kufayeen horumar la’aanta dhinacyada; dhaqaalaha, caafimaadka, waxbara shada iyo guud ahaan adeegyada bulshada, ayaa waxaa labadii sano ee u  danbee yeyna  dalk a gil-gilay khilaafka siyaasadeed iyo mudo kordhin aan dastuuri ahayn oo golaha  guurt idu xukuumadda Riyaale ugu Kordhiyeen Mudo dhawr jeer ah.


Heshiiskii ka koobnaa lixda qodob ee sodonkii bishii September lagu kala saxeexday  ma xadtooyada Somaliland ,ayaa ahaa midkii lagu soo afjaray khilaafkaa ka dhashay mudo kordhinta iyo dibu dhaca mudada doorashada, kaasi oo soo afjaray;


1- Doodii maamuus ka xayuubinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee ka socotay  gol aha wakiilada.

2- Mooshinkii xukuumaddu dabada ka waday ee mudo kordhinta oo isna yaakay  gol aha guurtida, kaasoo ay isku maan dhaafsanaayey xubnaha golaha ku jiraa, shicibk una  ka ga soo horjeesteen isu soo bax ay ku sameeyeen golaha guurtida hortiisa.

3-Go'aankii labada xisbi mucaarid ee ku salaysanaa in marka la gaadho sagaal iyo  l aba atanka October labada kun iyo sagaalka aanay jiri doonin xukuumad uu  Madax weyne ka yahay Daahir Riyaale.

Hadaba haddii aanu nahay xubnaha hoos ku xusan, kuna bahoobay golaha qurba  jo oga S/land, waxaanu u aragnaa muranka ka soo cusboonaaday golaha guurtidu  in uu dib u abuurayo khilaafkii siyaasadeed, carqaladna galinayo hawlaha doorashada ee hadda gacanta lagu hayo, iyadoon wakhtigan xaadirka ah loo baahnayn xeer iyo gudi wax  la ga badalo.

Waxaanu ugu baaqaynaa gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha guurtida  Sheek h  A xmed Nuux Furre, ahna sii hayaha jagada gudoomiyenimo ee golaha guurtida iy o ku  xi geenkiisa Siciid Jaamac Cali, inay ka fogaadaan wixii dalka iyo dadkaba ku  ke enaya  kh ilaad hor leh, khilaafkaasoo aan dalka iyo dadkaba dan u ahayn dulqaad danbana aan loo lahayn.


Waxa kale oo aanu halkan hanbalyo ugu soo jeedinaynaa gudida komishanka  qara nka oo ka hawl galay deminta khilaafkaa cusub ee golaha guurtida, una arkay mid lagu  wa xyeelaynayo hawlaha doorasho ee ay hadda gacanta ku hayaan.



1- Maxamuud Caydiid Lafcanbe. - Canada
2- Cali Aadan Cawaale.
3- Cabdirisaaq Ibrahim ( Alpho ).- UK.
4-Xaaji cumar Cismaan.- Uk
5- Xaaji Yusuf Xasan Umal- UK
6- Maxmuud xasan ( Nugidoon ) - Canada
7- Xasan Axmed Geedi ( Hunbus )- UK
8- C/llaahi M. Saleebaan- Canada.
9- Max’d Cismaan Axmed- UK.
10-Mukhtaar Xaaji Aadan- UK.
11- C/risaaq Xuseen Balayax- UK.
12- Boqor Maxamed Cismaan ( Dhiidhle ) UK.
13- Xuseen Axmed Caydiid - UK.
14- M. M. Muumin - UK.
15- Cumar Xaaji Aadan- UK
16- Yaasiin Xasan C/llaahi - UK.
17- sarmad Sheekh Culujoog- USA.
18-Fuâ'aad Yusuf Maxamed- Canada.
19- Ismaaciil Ducaale Cilmi - Canada
20-Maxamed Xaashi Bacado- UK
21- Yusuf Xirsi Axmed xariir - UK
22- C/raxmaan Iiman war same - UK
23- Axmed xasan Cunaaye- UK
24- Khadra Ibrahim Warsame- UK
25- Maryan Maxamuud Cali - Norway
26- Jaamac cabdi Badhaadhe- UK.
27-Cabdi cabdillaahi jannaale- Uk
28- Mubaarig Yusuf ( Bidhi )- UK
29- Bashe A. Cumar- UK
30- Cali Maxamuud Jaamac - Norway
31- Axmed Xasan ( Quick ) Canada.
32- Cabdoo Aayir - Uk.
33- Maxamuud Nuur ( Xariif ) - UK.
34- Maxamed Baashe Aw Cali - Uk
35- Xasan Xaaji- UK.
36- Maxamed Axmed Madar- UK
37- Faysal Axmed Caydiid - UK
38 Cabdillaahi Sellin - Canada
39- Suldaan Siciid Kabadhe ( Sulaan Kabadhe ) - UK.
40- Adan J. Baydhaba - Uk.
41- Cabdi Daahir Camuud- UK
42- Xasan . S. Loyar- Norway
43- Cali M Jamac- Norway.
44- Calikhadar Xasan - Sewden.
45- Muse Cabdillaahi- France.
46- Cabdiraxmaan Yaasiin- France.
47- Abuubakar Jibriil- USA.
48- Axmad Xasan Carwo- UK.