HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA LAGU FARAX

 

 

 

Naasir M Ciise (SAAQA)  &

 Ayaan Maxamed Xuseen

 

 

 

       

Bahda Mareegta ToggaHerer News Network oo dhan,Tafatiraha guud, Web masterka iyo dhamaan inta ka hawlgasha oo kala jooga UK ,Hargaysa, Laas canood, Garoowe, Moqdhisho, Nirobi, Adisababa , Germany , Pakistan ,Malesia:

 

 

waxay halkan tahniyad iyo hanbalyo hawada u marinaysaa Mudane Naasir Maxamed Ciise (Saaqa) Iyo Marwo Ayaan Maxamed Xuseen oo arooskoodu ka dhacay kuna aqal galay dalka Imaaraadka Carabta 13/02/2009.


 


Waxaanu qoyska cusub ugu ducaynaynaa mustaqbal wacan oo kulmiya farxad, caafimaad, barwaaqo, kheyr oo dhan mid adduunyo iyo mid aakhiraba, ubad kheyr qaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca. Aamiin.
 

 

Waxaananu leenahay ducadii Rasuulkeenii Suubanaa uu odhan Jiray xafladan oo kale ee ahayd:


     BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA-JAMACA BAYNAKUMAA FIL KHAYR

 
 

 

                                                                                                                                                     

 

AAMIIN  AAMIIN  AAMIIN

 

                                                             

                                                            

 



By: Tafatiraha Guud ee Togaherer News Network
www.Togaherer.com