www.berberapress.com

 


Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan shacabka Somaliland in shabakad cusub lagu soo kordhiyey mareegaha Somaliland ka hawl gala.Shabakaddan oo  magaceeda la yidhaa:
www.berberapress.com ,waxaad ka helaysaan  barnaamijyo aad kuu raali geliya , oo ay kuu soo xuleen suxufiyiin aad loo yaqaano gayigeenna Somaliland.

Haddaba ballanteenu waa innagoo soo bariidinna ,soona booqanna shabakadeena cus ub ee: www.berberapress.com

Dhammaan hawl wadeenada Timacade News Network (TNN),waxaan shabakadda cusub  iyo hawl wadeenadeedaba ku soo dhaweyneynaa gacmo furan,waxaan u rajaynaynaa in ay ku guulaystaan himiladooda, horumar joogta ahna ku tallaabsadaan.

Waxaan  akhyaarta www.berberapress.com iyo macmiisheedaba , u soo xulay, kuna s oo dhaweyneynaa Hees aad u macaan, oo aay aad  uga heli doonaan. Dhageysi wanaa gsan, ismana dhaafnno.