|
MA RABTAA DIYAARAD RAAXO LEH OO QIIMO JABAN KAANA QAADA
DUBAI KUNA GEYSA BERBERA IYO JIBUUTI WAA DJIBUTI AIR

Bushaaro Bushaaro Bushaaro
umadeey Bil khayr dhaha.Waxaan idiin haynaa
Diyaarad Raaxo leh,
Bookin aan laga werwerayn,
qiimo jaban oo aad u hooseeya,
shaqaale soo dhoweyn fiican leh,
intaas oo dhan waxaad ka heli kartaa Diyaarada Cusub ee
Djibuti Air.
Hadaba Djibuoti Air xagaad
ka heli kartaa, xagayse ku gayn kartaa,
Djibouti Air waa Diyaarad
cusub oo dhow aan loo sameeyey Baahida diyaaradeed ee
haysata Shacbiga reer Jibuuti iyo Reer Somaliland, waa
diyaarad aad u qiimo jaban oo aad kuheli karto wax ka
jaban £300 go and back ee ha moogaan.
Diyaarada Djibuti Air waxay
Maalin kasta oo Isniin Ah
iyo maalin kasta oo Salaasa ah
ka duushaa saacadu ma rkay tahay sadexda iyo badhka
Galabnimo ( 15:30 Pm )
Gegida diyaaradaha ee caalamiga ah ee
Dubai iyadoo si toosa kaaga
dejinaysa magaalada Jabiitu ka dibna kuu sii gudbinaysa
magaalada Berbera ( Dubai
Jibuuti Berbera
Dubai )
Maalinta Khamiista iyo
Maalinta Sabtidana waxay si
toosa kaaga dejinaysaa Berbera ka dibna Jibuuti (
Dubai
Berbera Jibuuti
Dubai )
Hadaba dhamaanba cidii danaynaysa diyaaradaas casriga ha
iyo qiimahaas jaban ee ka soo dhoofaya Wadamada Yurub
gaar ahaan UK waxaa loogu bushaaraynayaa inayay
tigidhadaas ka heli karaan Xafiiska C/raxmaan Ubaxle oo
noqday xafiiskii u horeeyey ee aad diyaaradaas
tigidhadeeda iyo wixii kaargo laguu diyayaba ka heli
kartid.
Waxaanu macaamiishayada leenahay soo dhowaada gacmo
furan weliba waxaa qiimaha jaban idiin raaca
40 kgs iyo
7kgs hand baggage oo miisan
ah ayaa diyaaradu kuu ogoshahay ee la soo xidhiidha
xafiiskan hoos ku qoran si aad u hesho qiimahaas jaban
iyo diyaaradaas raaxada leh.
Abdirahman Ubaxle Office
Birmingham UK
12 Witmore Road
Smalheath
Birmingham
B10 0NP
Telefon /
Fax
0044 121 4398813
Mobile.
0044 758 8357656
( Abdirahman Ubaxle )
Mobile.
0044 789 7678585
( Siciid Aabdirahman )
Mobile.
0044 796 1233895 (
Abdirahman Aw cali )
|