MARXUUM JAAMAC KAAHIN

 

 


Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News N etwork (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ,Tafati raha Guud ee shabakada Oodweynenews, Cabdirashiid Jaamac Kaahin ,oo aabihii ku geeriyooday dalka Saudi Arabia.


Waxaan kale oo aan tacsi taa la mid h u diraynaa, qoyskii, caruurtii  ,ehelkii,qaraaba dii,xigaalkii,ga calkii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Jaamac Kaahin.





Waxaanu Allaha awoodda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka , Jaamac Kaahin, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruu ro,dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin, Aamiin, Aamiin.











Maamulka Shabakadda Timacade News Network (TNN)
 

 


 

MARXUUM JAAMAC KAAHIN

 

 

Tacsi ku socota: Tafaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews C/rashiid Jaamac Kaahin oo uu aabihii ku geeriyooday dalka Saudi Arebia.


Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Tifaf-Tiraha guud ee shabakadda Oodweynenews Md, A/rashiid Jaamac Kaahin oo Aabihii Marxuun Jaamac Kaahin ku geeriyooday Wadanka Sa,udi Arebia.


Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Tifaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews md,A/rashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Marxuun Jaamac Kaahin caawa ku geeriyooday Wadanka Sa,udi Arebia,
Sidoo kale waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan dhammaan qoyska iyo qaraabada reer Jaamac Kaahin.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii & eheladii uu ka baxay Marxuun Jaamac Kaahin . Marxuumkana waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu u naxariisto oo janadii fardowsa ka waraabiyo, innagana maalintaan masaalkiisa nahay ilaahay innoo naxariisto dhammaanteen.



MARKALENA WAXA AAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA MARXUUNKAA IN UU ILAAHAY U NAXARIISTO, JANATUL FARDUUSANA KA WARAABIYO. INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. SIDOO KALE WAXAANU ILAAHAY KA BARYAYNAA IN SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AABO MARXUUN JAAMAC KAAHIN DHAMAAN QOYSKII, QARAABADII, EHELKII IYO ASXAABTII UU KA BAXAY. AAMIIN.....AAMIIN.....AAMIIN............
Amiiiiin Amiiiiin Amiiiiin

 


Adan Yusuf Elmi

Birmingham/UK