Hub ka dhigis

 


Waxaan marka hore si weyn u salaamayaa shabakadda Long Live Somaliland iyo dhammaan shaqaalaheeda oo aan leeyahay guuleysta.

Intaa dabadeed, waxaan baryahan inagu soo badanaya ku dagaalankan  hubk an dilaaga ah ee Bakooradaha & Budhadhka. Hubkasi oo hadii aynu Somaliland nahay u qaadano inaan ku xaragoono. Laakiin sida dhabta ah hub khatartiisa leh

Waayo waa caadi in qofka baniiaadamka ahi cadhoodo, sifo kastaba ha ku  tima adeen, markaasi waa hubaal wixii uu gacanta ku hayo inuu ku dagaalamo, taasi marmarka  qaar ko oda dhacday inuu qofkii naftaba kaga qaado. Waana nasiib daro.

Hadaba waxaan talo ahaan u soo jeedinayaa qaranka Soomaalilanad, oo isku  dh an in arritaasi, talaabo laga qaado, dadweynaha iyo Golayashana lagu sameeyo  Bakoorad & Bud ka dhigis. Suuqa oo ulo la dhex-sitaa waxay kow ka tahay  mag aalo joog xumadda iyo weliba ammaanka oo xumaada.

Sida loo mam-nuucay Tooriyaha & BIlaawayaasha, waa in sharci xakameynaya la ga soo saaraa Budhadhka iyo Bakooradaha. Marka ay ugu liidato waa inaa laga hortagaa in Xafiisyada Dawladda aan lala soo gelin.



Mahadsanidin,

 



Maxamed Yuusuf Buux