Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed  Maxamuud (Sila anyo), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Shirkada Bollore ee xaruntoodu tahay Dalka Fransiiska