BUSTAAN IIB AH



 

 

Bustaan ku yaal Somaliland, degmada Arabsiyo ayaa la iibinayaa. Baaxadda bustaanku w aa 3 Hectar. Waa Bus taan geedihiisu hir galeen oo midho dhalay. Wuxuu ku yaalaa buqca d aad u wanaagsan oo carradeedu dihin tahay. Waxaa ku yaalla Ceel bad ah oo dhisan. Bustaanku wuxuu janbiga ku hayaa doox weyn oo biyo badan. Waxaa ku beeran dalagyo kala duwan.
 


Faahfaahin dheeraad iyo qiimaha kala xidhiidh
: 0044-7903999003