|
Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation oo duco u diraysa walaalkeen Cabdiqaadir Cabdi Dhiirane (Tow tow)
Dhammaan maamulka & hawl wadeenadad Hay'adda samo falka ee Tog-wajaale F oundation (TWF), waxay duco & Allah bari u dirayaan,Cabdiqaadir Cabdi Dhiirane (Tow tow) , oo xaalad caafimaad darro la soo daristay,una jiifa xanuun,cusbitaal ku yaalla magaalada London , ee carriga Ingiriiska. Waxaanu Allaha awoodda leh uga baryeynaa, inuu walaalkeen,Cabdiqaadir Cabdi Dhiirane (Tow tow), caafimaad deg dega ,oo buuxa siiyo ,xanuunkana ka dul qaa do , aamiin.
Maamulka Guud ee Tog-wajaale Foundation (TWF)
|