Anigoo ku hadlaya magacayga,Halgan Maxamed Yuusuf  Buux,ka Tafatiraha Guud, Eng. Maxa med Cali Muse iyo ka dhammaan hawl wadeenada  Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade Ne ws Network (TNN) , ee kula sugan dunida dacaladeeda, waxaanu munaasabadda Ciidal Fidriga awgeed,salaan iyo hambalyo u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland iyo  umadda muslimiin taba.

 

Waxaanu Ilaahay idiinka baryeynaa inaad caafimaad iyo nabad ku ciidaan,sannadka sannadki isan a  bash bash iyo barwaaqo ku gaadhaan , Aamiin , Aamiin , Aamiin.

 

 

 

 

 


Halgan Maxamed Yuusuf Buux

Timacade News Desk
Holland Office