Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Oo Khilaaf Hor Leh Ka Dhex-Qarxay





Fadeexadda wasiirka warfaafinta dul-hooganaysa ee dhinaca maroorsiga awooda TV-ga Qaran ka, ayaa waxaay mareeysa.inu dhex galo oo awooda wararka laga baahiyo TV-gaas waxaanu isaagoon xaalad aan caadi ahaayn ku sugan uu shalayto shaqaadi ka joojiyay madaxi-wararka TV-ga Qaranka.

Aqoon-darada haysa wasiirka warfaafinta ayaa waxaay wasaradi ka dhigtay mid muranki laga raystay oo soo cusboonaysiisay.maalinti la ansaxiyay wasiirka warfaafinta ayaa waxaay aha ayd 1/9/2013 oo u hor-tagay golleha wakiilada oo ansaxiyay waxana madasha ka sheegay in u la wareegi doono maamulka TV-ga dawlada maamuusho oo hore u hoos tagi jiray madaxtooyad a waxaanu hadalki wasiirku hurdada u diiday Maareeyahaa TV-ga Qaranka oo isaago dalka ka maqaan daadal ugu jiira sidii aan loo hos-geyn wasaradda.waxaanu sii toos ah ugaa dac-wee yay wasiirka ugu awooda badan ee madaxtooyada xirsi oo ku war-gelliyay in is-deejiyo oo an nay surto gal ahaayn in laysku celiyo.Maxaa sababay in ay madaxa isla gaalaan wasiirka iyo shaqaalaha wasaradu oo u arka go'aan ka Cukuse mid u ku deg degay oo annu waxba hubsan

Shaqaalaha wasarada ayaa si weyn uga cabanayaa hab-dhaqanka wasiirka oo ay ku tilmaame en mid ka baxsan anshaxa u leeyahay masuulku xukumayaa wasarad ama wixii la mid ah waxa ayna ku misaaleen qof aan xil-qaadi karayn.

C/laahi Cukuse ayaa ka mid ahaa dadkii laga mamnucay xilka wakhtigii u noola alle naxariiste Maxamed Haaji Ibraahin Cigaal u ka maamnucay xil danbe in ay dalka ka qaabtaan oo uu ka mid ahaa wasiirka warfaafintu.waxaanu ku tilmaamay in ku xaad gud-bay dhaqanka diin-teena suu ban.Tan-iyo maalintii la magacaabay wasiirka ayaa wasaradu hos u dhac-ballaadhan ku habsa day waxaa masuul ka ah maamulka wasaradda oo inta badan ku mil-ma suuqa madow,inta bad ana kamma soo xadiiro wasaradda marka u yimmaddo waxaa u ku dhaqaaqa tallaabooyin aan ku sax-sanayn hannaanka masuul u leyahay.



Cukuse
ma yahay mid qariiya Sirta Dawladda u ka tirsan yahay


Wasiirku wuxuu faafiyaa siirraha madaxtooyadda oo u ka sheeggo mafreshyada uu fadhiisto iyo gobaha dadka ay aqoonta isku leeyiihin waydiiyaan maamulka u ka tirsan yahay iyo xaladda u dalku maraayo .Waxaa u sheegaa in aannu dalka ka Talin Madaxweyne Siilaanyo balse uu ka t aaliyo wasiiro u isaagu isku daray waxaanu had iyo goor farta ku fiiqqa Wasiirka madaxtooyad a.

Cukuse waxaa uu ka mid yahay dadka sheegga Wasiirka Madaxtooyadu doonaaya in iska soo sharaxo Xirsi Kulmiye lamma oga in laga war qaabo iyo in kale balse dadku waxay sheegen,in lagu xannaanaynaayo xilka ,dhinaca kale waxaa u sii hose uu wararka u siiyaa warbaahintaa Siraha qorsoon ee ka socdaa madaxtooyadda oo uga waraamo fal kasta oo dhacaa.waxaynu qormooyinka danbe aynu ku soo qaadan doona xoggo aynu ku ogaan-doono Wasiirka iyo Sir aha u bixiyo.



Lasoco………..



Qalinki



Cabdi casiis Bashiir nuur
info@xogreebnews.com
Tel;4144434
Hargeisa/Somaliland