Dhalasho Farxadle: Cali Maxamed Omaar iyo Nimco Ismaaciil Oomar oo wiil Ugu dhashay Dalka Sweden.
 



 

Wiilkaasi oo loo bixiyay Mustafe ,waxaanu illaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo kii dalkiisa dadkii iyo diintiiba Anfaca,


Rooda mohamed ciise, deeq ali omaar iyo odageed , hinda aden muxumed iyo odageed iyo  wiilkee d yar ,safiy aden muxuumed iyo carrutad iyo odagad ,sacadiya cabdi ali muhiim ali cige iyo  odage ed iyo liibaan ali aden cabdirisaq qodax da,ud iyo mohamed jacbur daud iyo xaskiisa muuna  xass an shabeel cabdiftax hassan habane, dadkaasi oo ka jooga dalka sweden iyo norwey waxa  dhals ho farxad leh udirayan Ali Mohamed Omaar iyo Nimco Ismaaciil Omaar oo wiil udhashay waxan loo bixiy..... Mustafe Ali Omaar ..............

Waxaanu illaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo kii dalkiisa dadkii iyo diintiiba Anfaca,

Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaanu illaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo kii dalkiisa dadkii iyo diintiiba Anfaca,

 


 


Aamiin Aamiin Aamiin