Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Xoghaya Arrimaha dib e dda ee xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa caawa ka ambabaxaaya magaalada dubai,UAE

 

Dubai (TNN)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Xoghaya Arrimaha dibeda ee xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa caawa ka ambabaxaaya magaalada dubai, iyaga oo u sii je eda, kuna beegan magaalada Hargaysa khamiista ah 17/6/1, 08:45 subaxnimo .

Waftigan oo maalmahanba ka waday wacyi gelin iyo baararujin ay jaaliyada reer Somaliand ee imaaraadka Caeabta ugu boorinaya ahmiyada ay leedahay doorashan wadanka ka dhicidoonta 26ka Bisha June10, doorashadaasi oo ka tarjumaysa dimaqraadiyada ay maanta Somaliland ku faanto, iyo sidda ay lagama maarmaan u tahay in Saddexda xisbi qaran iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland uga wada shaqeyn lahaayeen in ay nooto mid nabdgelyo, xor iyo xaalaal u  dha cda.

Weftiga uu hogaaminayo Xoghaya Khaarajiga ee KULMIYE waaa ka mid ah Cismaan Saxardiid –X idhiidhiyaha Qurbajoogta , Maxamed Yoonis, Gudoomiyaha gudida Radio Horyaal, Ibrahim  Huss ein , Gudoomiyaha Gudiga kulmiye UK, Axmed Cadare – Guddida Fulinta ee UK, Eng. Cabdi Jaama c, Oday dhaqameedyo, Ganacato, iyo taageerayaal badan oo xisbiga KULMIYE ah iyo dadweyne kale.

Waxay booqashadani ku soo beegan tay xilli dalka looga diyaargaroobayo doorashada  madaxt ooyada Somaliland , hawlihii kaambaykuna ay socdaan.

Waaa la filyaa in Xoghayhu uu kulammo iyo soo dhaynba la yeelan doona xubno ka tirsan  bulsh ada caalamka oo dalka ku soo qulqulaya maalmaha soo socda si ay goobjoogayaal uga noqdaan dorashda madaxtooyada. Waxay wararku sheegayaan in xukuumadda Somaliland ka kaabisay sidii loo heli lahaa goobjoogayaal caalami ah oo markhaati ka noqda dorashad halka xisbiga  KU LMIYE uga hawlgalay in dad miisaan ku leh adduunka oo warbixintooda lagu kalsoonaan karo ay yimaadda dalka wakhtiga doorashada. Waxaa kaloo adka so galayaqurbajoog aad u badan oo taageera KULMIYE.

 

 


Timacade News Network TNN
Dubai , Imaaraatka Carabta