Anigoo ku hadlaya magacayga, Maxamed Cali Muse , ka  Bahda shabakadda wararka ee  Long Live Somaliland , ka marwadayda iyo caruurtayda, waxaan hanbalyo iyo salaan u diraynaa, Dr Maxamed Xasan Caalin Cige iyo Khadra Daahir Fadan oo gabadhi todobaadkan   ugu dhalatay  waddanka Sweden .

Waxaan ilaahay uga baryaynaa In ilaahay ka yeelo gabadhii dadkeeda , dalkeeda iyo diinteeda anfacda
 

 


Aamiin Aamiin Aamiin