Marwo Adna Adan oo lakulantay Golaha Wakiilada ee dalka Belgian iyo Barlamaanka Yurub
 

 

 

Belgium (TNN)-Waxa kale oo kulanka looga hadlay daryeelka caafimaad ee dumarka dalalkan, ha lkaas oo ay Marwo Adna ka bixisay warbixin dheer oo ku soo saabsan baahida caafimaad ee dum arka S/land iyo doorka ay ka ciyaari karaan horumarka dalka hadii la dhiiri geliyo. Waxay arintan tusaale uga dhigtay kaalinta ay ka qaadatay sida cusbitaalka jaamacada ee ay ka tahay Director and Founder of The Edna University hospital in Hargeisa, Republic of Somaliland. Sidaa darteed qa yb ka mid qudbadeedii, oo aad loogu bogay, waxay ku lafa gurtay hawlihii iyo halgankii ay u soo martay asaaska cusbitaalkan iyo socodsiinta hawl maalmeedkiisa ee ilaa waqtigan.


Sidoo kale waxay Mrwo Adna la kulantay xubno ka tirsan Senate Belgium iyo xildhibaano baarlam aanka Yurub ah oo u qaabilsan arimaha bulshada (Belgian senators and european parliamentar ians of social affairs committe). Marwo Adna waxay kala hadashay baahiyaha caafimaad , waxba rasho iyo adeeg ee ka jira S/land.
 

 




Mr. Xassan Charmake The Diaspora
Timacade News Desk, Belgium
thediaspora@hotmail.be
00 32 4 77 700 861