HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 

Cabdiqani Xuseen Baynax &

 Jamiila Yuusuf Aadan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Anigoo ku  hadlaya magacayga , Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan hawl wadee nada Shabakadaha Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN) & Shabakadda Long Live Somaliland (LLSL), waxaan hambalyo  iyo bogaadin aan la soo koobi kareyn , aan u d iraynaa Boqorka iyo Boqoradda,Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Jamiila Yuusuf Aadan, oo A rooskoodu ka dhacay Hotel Panorma ee  ku yaalla caasimadda Dalka Jamhuuriyadda Som aliland ee Hargeysa.

 

Waxaan Allaha weyn idiinka baryeynaa, inuu guurkiinna ka yeelo,  kii lagu nagaado,lagu badhaadho ,lagu nimcaysto, kala helana ubad kheyr qaba , oo dalkooda,diintooda iyo dad koodaba anfaca , Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 

 

 

 

 

 


Cabdiqani Xuseen Baynax

Jamiila Yuusuf Aadan

 

 

 



   Cabdiqani Xuseen Baynax

                      

    Jamiila Yuusuf Aadan

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 

 

 

 


By: Eng. Mohamed Ali Muse