HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 

 

Maxamed Hussein Ismail &

 Nicmo Abdillahi Farah Jire

 

 

 

 

 

Waxanu halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo goobi kareyn uga diraynaa Maxamed Hussein Ismail iyo marwo Nicmo Abdillahi Farah Jire , oo u meherkoodu ka dhacay dalka asi Saudi Arabia magaalada Riyadh.

Waxanu illahey uga baryaynaa lamanaha inuu bash bash iyo nabad qab ku gaadhsiiyo aro oskoodan, illaaheyna ubad kheyr qaba kala siiyo aamin aamin aamin


Waxa diraya hambalyadan iyo bogaadintan


Cumar Darood Hassan iyo Faisa Jama Caabi Iyo dhamaan caruurteyda.Waxanu markale leenahay abti iyo adeer noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado
 

 

 

 


Maxamed Hussein Ismail

Nicmo Abdillahi Farah Jire

 

 

 



   Maxamed Hussein Ismail

                      

    Nicmo Abdillahi Farah Jire

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 

 

 

 


By: Cumar Darood Hassan , Norway