JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic of SOMALILAND
 


Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Date:12/08/2010



War-Saxaafadeed

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Dr. Maxamed Xirsi Oomane ayaa maanta  geli nkii hore Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirkada ku dhaariyay Qarsiga Madaxtooyada JSL, w axaana munaasibada dhaarinta goob-joog ka ahaa Madaxweynaha JSL Mude: Axmed  Max amed Maxamuud (Siilaanyo)

Xubnaha cusub ee Golaha Wasiiradu waxay ku dhaarteen dhaarta distooriga ah oo  nuxurk eedu yahay inay dalka somalilnad iyo dadkaba ugu adeegayaan daacadnimo, cadaalad iyo sinaan.



ALLAA MAHAD LEH

 



AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL

C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse )