Gudida beesha Reer Sh.Isxaaq ee degaanka soomaalida ee ithoobiya, waxay ogaysiinaysaa dadweynaha beesha ee deggan UK in shirweynahii beesha la qaban doono 7/10/2012 lagu na qaban doono galbeedka London ciwaanka hoos ku xusan.

gudidu waxay si xushmadleh uga codsanaysaa dadka degaankaa ka soo jeeda in ay ka soo qaybglaan shirkan oo ah mid looga hadli doono mustaqbalka dadkeena iyo dhulkeena.

Madasha shirka lagu qabanayaa waa Sunday 7th October 2012 saacada 14-1900 Oaktree Community Centre Osborne Road South Acton W38SJ Tareenka ugu dhaw waa Acton town tube station iyo south acton over ground station Bus== 427,207,607, from Acton high street

 

Warkoo faahfaahsan la soo xidhiidh Fuad 07950599243 Xuseen 07930636823