Ku: Madaxwayaha la doortay ee Jamhuuriyada
Somaliland
Mahadi waxan u sugnaatay illahay naxariis iyo
nabadgalyana rasuulkiisa korkiisa ha aha ato.
Hordhac
Annaga oo ah guddigii heer Qaran ee madaxwanyaha la
doortay u igmaday talobixinta qaab dhismeedka dawlada
cusubi yeelan doonto. Anigoo ka shidaal aqaadanya
barmaajikii xisbigu ummadda u soo bandhigay inuu dhiso
dawlad tayo leh oo kooban. Marrkii aannu dib u eegis ku
samaynay dawladihii kala dambeyay ee dalkan soo maray;
kuwaasoo lahaa wassaarado tirobadan balse aan tayo badan
lahayn, kharash bandanna ku bixi jiray.
Kadib markaanu ogaannay dareemada iyo talooyinka ka soo
baxay ummuda oo u bisla atay inay helaan dawladd tayo
leh,kooban oo wax u qabata. Kadib markii ay gudigu ka
yeelatay fadhiyo iyo falaqayn dheer. annagoo u aragnay
in taynta dawladnimo ku jirto shaqalaha dawladda (civil
servants) ee ka baxsan jagooyinka siyaasiga aha (
political posts). Anigoo ka duulayna qodoba kor ku xusun,
waaxanu soo jeedinayaa qaabdhismeedka xukumada cusubi in
uu noqdo sida soo socota:
1) Wasarada arrimiha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah
(ministry of foreign affairs and international
cooperaration
* Aagaasinka arimaha dibada (directorate of foreign
affairs)
* Aagasinka arimaha iskaashiga calamiga ah (directorate
of international cooperations)
* Agaasinka arimaha qurbojooga (directorate of Diaspora)
2) Wasaarda arimha gudaha
* Agaasinka arimaha amniga (directorate of security)
* Agaasinka arimaha qaxoontiga iyo barokacayaasha
(directorate of internally displaced people and
refugees)
* Agaasinka arimaha socdaalka (directorate of
immigration)
* Agaasinka horomarinta iyo iskaashiga dawladaha hoose
(directorate of cooperation and development of local
government)
3) Wasarada maaliyada iyo qorshaynta (Ministry of
Finance and planning)
* Agaasinka qorshaynta iyo horumarinta dhaqaalaha
(Directorate of planning and economic development)
* Agasinka lacagta (Directorate of treasury)
* Agaasinka maaliyada (Directorate of finance)
4) Wasaarada difaaca (Ministry of Defence)
* Agaasinka hawlgalinta (Directorate of operations)
* Agaasinka tabobarada (Directorate of training)
* Agaasinka saadka (Directorate of logistics)
* Agaasinka naafada iyo agoomaha halganka (Directorate
of war veterans)
* Waaxda arrurinta takhariikhda halganka
(Sub-directorate of war museum)
5) Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha (Ministry of
Commerce and Industry)
* Agaasinka ganacsiga (Directorate of commerce)
* Agaasinka warshadaha (Directorate of industry)
* Agaasinka maalgalinta (Directorate of investment)
6) Wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo
horumarinta reermiyiga (Ministry of Livestock
Environment and rural development)
* Agaasinka xoolaha (Department of livestock)
* Agaasinka deegaanka (Department of environment)
* Agaasinka horumarinta reer miyiga (directorate of
rural development)
7) Wasaarada beeraha iyo khayaaraadka badda (Ministry of
Agriculture and Marine resource)
* Agaasinka beeraha (Directorate of agriculture)
* Agaasinka khayaaradka bada (directorate of marine
resource)
8) Wasaarada biyaha, tamarta iyo macadanta (Ministry of
Water, Energy and Mineral resource)
* Agaasinka biyaha (Directorate of water)
* Agaasinka tamarta (Directorate of energy)
* Agaasinka macdanta (Directorate of mineral resource)
9) Wasaarada arrimha diinta iyo garsoorka (Ministry of
Religion and Justice)
* Agaasinka arimaha diinta (Directorate of religious
affairs)
* Agaasinka arrimaha garsoorka (Directorate of justice)
10) Wasaarada caafimaadka ( Ministry of Health)
* Agaasinka cafimaadka guud (Directorate of Public
Health)
* Agaasinka dawaynta (Directorate of curative)
* Agaasinka shaqalaha iyo saadka (Directorate of Human
Resource)
* Agaasinka maamulka iyo logistikada (Directorate of
management and logistics)
11) Wasaarada waxbarashada (Ministry of Education)
* Agaasinka dugsiyada (Directorate of schools)
* Dugsigyada hoose dhexe (Primary)
* Dugsiyada sare (Secondary)
* Dusiyada farsamada (technical)
* Agasinka horumarinta manahiijta iyo tababarka
macaliinta (Directorate of curriculum development and
teacher training)
* Agaasinka tacliinta sare (Directorate of higher
education)
12) Wasaarada warfaafinta, iskaadhsiinta iyo
tignoolojiyada (Ministry of Information, Communication
and Technology)
* Agaasinka warfaafinta (Directorate of information)
* Agaasinka iskaadhsiinta (Directorate of communication)
* Agaasinka tiknoolojiyada (Directorate of technology)
13) Wasaarda hawlaha guud iyo gaadiidka (Ministry of
Public Work and Transport)
* Maamuulka dakadaha (Port authorities)
* Maamulka duulista hawada (Civil aviation authority)
* Maamulka wadooyinka (Road authority)
* Agaasinka guryaynta (Housing)
14) Wasaarada shaqada iyo arimha bulshada ( Ministry of
Labour and Social Affairs)
* Agaasinka shaqada (Directorate of labour)
* Agaasinka arimaha bulshada (Directorate of social
affairs)
* Hawlgabka (Pension )
* Naafadaa (Disability)
* Agoomaha (Orphanage)
* Agaasinka arimaha haweenka (Gender issue)
15) Wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka
(Ministry of Youth, Sports and Culture)
* Agaasinka dhalinyarada (Directorate of youth)
* Agaasinka ciyaaraha (Directorate of sports)
* Agaasinka dhaqanka iyo taariikhda qaranka (Directorate
of culture and national heritage)
Waasur dawlayaal iyo wasiirokuxigeeno
Kadib markii ay gudigu falanqaysay mudo dheer waxay
goaan ku gaadhay inaan dawlad a cusub lagu darin
wassiiru dawlayaal iyo wassiiro ku xigeeno.
B.
Hayada dastuurigga ah (Constitutionalized institutions
(special organs of the state)
1. Baanka dhexe (Central Bank)
2. Xeer ilaaliyaha guud (Attorney General)
3. Hanti dhawrka Qaranka (Audi)
4. Gudiga garsoorka (Judicial Commission)
5. Gudiga culimada (Commission of Islamic affairs)
6. Xisaabiyaha guud (Accountant General)
7. Hayada shaqaalaha dawlada (Civil service commission)
Hayadaha xeer parlamaan samayaya (Act of parliament)
1. Gudiga doorashooyika qaranka ( National Electoral
Commission)
2. Hayada abaabul ka saarka (National Demobilisation
Commission)
3. Hayadaha ka hortaga afooyink dabiiciga ah (National
Emergency Readiness Against Disasters)
4. Gudiga qandaarska qaranka (National Tender Board)
Hayadaha digreeto madaxwayne sameeyay (Presidential
decree)
1. Gudiga dib u habaynta shuruucda (Law reform
commission)
2. Gudiga la dagaalanka AIDSka (AIDS Commission)
3. Gudiga xuquuqal insaanka (Human Rights commission)
4. Gudiga ilaalinta tayada (Quality control Commission)
Gudiyayada la soo jeediyay (Suggested commissions)
1. Gudiga ladgaalanka musuqmaasuqa (Anti-corruption
committee)
2. Gudiga madaxa baanaan ee warbaahinta iyo
isgaadhsiinta (Independent media and communication
commission)
3. Diwaanka sakada
4. Gudiga tacliinta sare (higher education commission)
Madaxtooyada (Presidency)
* Agaasimaha guud ee madaxyooda (Chief of staff)
* Waaxda sharciyada (Legal department )
* La taliyaasha (Advisors)
* Xoghayaa warfaafinta (Press secretary)
* Mamuuska (Protocol)
Saacadaha shaqada (working hours)
Saacadaha rasmiga ah ee shaqada dawladu waxaa ay
bilaabmaysaa 7:00 ilaa 2:00. Wa xa ay gudigu ku talisay
in sidaas loo shaqeeyo lixda bilood ee u horeeya. Waxii
ka danbe eyana waxaa la shaqeeynayaa labada galin.
Fiiro gaar ah
Wasaaradaha leh dhawr agaasin, mid ka mid ah ayaa
noqonaya agaasimaha guud. Dadka buuxinaya jagooyinka
agaasinka waxaa lagu xulanyaa aqoontooda, khibradooda
iyo daacadnimadooda.
Liiska magacyada gudiga
1) Muse Biixi Abdi: gudoomiyaha gudiga
2) Edna Adan Ismail: gudoomiye ku xigeenka gudiga
3) Dr. Xusseen Bulxan
4) Dr. Mohamed Siciid Gees
5) Dr. Mohamed Rashiid
6) Prof. Ismail Muumin Aar
7) Abdirasaaq Khaliif Ahmed
8) Dr. Mohamed Abdi Gaboose
9) Dr. Hussein Mohamoud Xoog
10) Eng. Mohamed Hashi Elmi:
11) Xil. Dr. Ahmed Kijaandhe:
12) Xil. Abdirahman Yusuf Artan
13) Sheikh Mohamed Ali Gadhle
14) Muniir Abusite
Xoghayaha Gudiga: Garyaqaan Mohamed Farah Hersi
|