Gudoomiyaha Qurbajooga Somaliland ee UK Abdiraxman
Ubaxle ay aa Jaaliyada Birmingham ku hambalyeeyey is afgaradkii
ay kaga gudbeen is fahan la'aan dhex taalay kuna midoobeen
Gudiimoyaha Qurbajooga & Xidhiidhka jaaliyadaha
Somaliland ee UK Abdiraxman Ali Ubaxle ayaa Jaal iyada
S omaliland ee Degan Birmingham iyo nawaaxigeeda ugu
hambalyeeyey is afgaradka ay ku xali yeen khilaa f ka dhex
aloosnaa in mudo ah qaybo ka mida Jaaliyada oo isku
maandhaafsanaa maamu lka jaaliyada Som aliland ee
Birmingham, khilaafkan oo sababy in ay gaabis noqoto
shaqada jaaliyada iyo wax wada qabsiga shacabka reer
Somaliland ee degan magaalada Birmingham balse ugu
danbay n xalilmay gacmahana la isku qabsaday.
Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in jaaliyada Birmingham wax
garadkeedu ay si wada jira uga hawl galeen sid ii loo
dhamayn lahaa loona daweyn lahaa khilaafka jira si
jaaliyadu isugu duubnaato isagoo she egay in aa n lag a
maarmi karin hal qof oo Somalilander ah oo inaga maqan
wax wada qabsigeenuna u u qabyo noqon ayo inta aynaan
midaysnayn meel aynu joognaba sidaa darteed laga wada
shaqee yo isku duubnaanta iyo turxaan bi xinta qof kasta
oo wax saluugana la qanciyo, gudoomiye
Ubaxle wuxu u aad
ugu mahadnaqay c id kasta oo ka qayb qaadatay xalinta
khilaafkan isagoo dhinaca kalena shee gay inuu isaguna
dedaal bada n u galay sidii loo ga gudbi lahaa wax kasta
oo caqabad ku ah wada jirk a walaalaha Somaliland isagoo
she egay in cadawgeenu badan yahay kana faaiidaysto
khilaafka yar ee dhexdeena ah markaa waa in aynu is ku
duubnaano oo diidno in cadawgu helo meel uu inaga soo
galo.
Ugu danbayn wuxuu gudoomiyuhu ugu baaqay jaaliyadaha
Somaliland meel ay joogaanba inay isku duubn aad aan oo
wada jiraan ilaaliyaana tacabkii loo soo galay
Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, w aa in ay qiimo
ina la yeelato kumanaankii mujaahid ee naftooda inoo
huray iyo malaayiinkii hantida a haa ee ku bur buray sida
ay nu u noqon lahayn shacab isku duuban oo leh dal iyo
calan maantana wa ynu haynaa midhi hii laga dhaxlay
hal gankii dheeraa ee aynu ku waynay naf iyo maalba ee
waa in ay nu si wada jira u ilaash anaa wax kastana ka h or
marinaa isku duubnaanteena iyo ilaalinta qaranke ena
inagoo tabasho kasta u marayna jidka ku haboon o o aan
waxba inagaga xumaanayn cadowgan a farxad u noqonayn,
xaga tartan ka Siyaasadeena yuu inaga du w in milgihii iyo
haybadii aynu lahay n c adaawad lagu kala tegayona yaan
loo qaadan ee Siyaasiga dhacaa ha isku qanciyo in beriba
uu tar tami karo taageerayaashiisana ha kula ta liyo in
aanay qaranimada iyo jiritaanka Somaliland ku b edelan
maalin la guul daraystay guul daradana sid a
siyaasiyiintii hore laga dhigto cashar loogu diya ar
ga roobo mustaqbalka siyaasadeed iyo tartamada da nbe
hadii nabad qab lagu gaadho.
Xafiiska Qurbajooga Somaliland UK
Birmingham UK
|