HAMBALYO KU SOCOTA XILDHIBAAN CUMAR CALI OBSIIYE ( Gobalka Gabiley)

 

 

 

1-Abwaan Muuse Madar Cawaale

2. Ahmed Eid Aadam

3. Mohamed Eid Aadam

4. Mudane Shucayb Aw Xasan Mohamoud

5. Mustafe Aw Xasan Mohamoud

6. Abdirashid Muhumed Hussein

7. Mohamed Aw Hassan Mohamoud

8. Abdirahman Mohamed Geeddi

9. Khadar Barud Omar

10. Khadar Mohamed Mohamoud

11. Khadar Hussein Ahmed.

12. Adam Muse Sheikh Abdillahi

13. Eng. Mohamoud Hussein Sabban

14. Fuad Abdillahi Hassan

15. Ahmed Dayib Ahmed

16. Mohamoud Daud Essa

17. Abdalla Daud Essa… iyo dad kale oo badan.



Dhamaan xubnahaas iyo masuuliyintaasi waxay hambalyo iyo duco u dirayaan  xildhibaan Cu mar Cali Obsiiye, oo ka mid ah xildhibaanada cusub ee golaha degaanka  gobolka Gabiley wax ayna leeyihiin ilaahay ha kuu fududeeyo xilkaa culus ee laguu doortay.