HAMBALYO KU SOCOTA AGAASIMAHA CUSUB EE HAAMAHA SHIDAALKA BERBERA‏





Anagoo ah dhamaan qurbajooga Gobolada Maroodi-jeex,Togdheer & Saaxil ,Waxaanu Hambalyo,  B ogaadin iyo duco- aan la koobi Karin, u diraynaa Agaasimaha cusub ee haamaha shidaalka Ber bera , Dr. Osman Abdi Barkha dle (Dr shiine ).


Dr. Osman Abdi Barkhadle, waa aqoon yahan u qalma xilka loo magacaabay ,ahna muwaadin jecel dalkiisa iyo da dkiisa.waxaanu ILAAHAY uga baryaynaa in uu xilkaa loo magacaabay u fududeeyo, run ahaantiina magacaabist aasu, waa mid halkeeda la fadhiisiyey , aad baanu ugu faraxnay  mag acabistaada,waxanaad ahayd xubin aad ug u cuslayd Somaliland ,oo aanu sugaynay  magacabist aada.


Waxaanu ku leenahay camal saalixa iyo dulqaad badan oo waxqabad ku ladhanyahay insha alah ayaanu kuu raj eynaynaa.



Dadka Hambalyada ama qoray maaha dad la soo koobi karo, lakiin waxaanu ka soo qaadanay qaar ka mida, oo kala ah.



1. Shucayb Maxamed Gurux
2. C/Raxmaan Muuse Qaraami
3. Maxamuud Cali Axmed (Jaadhi)
4. Adan Yusuf Elmi
5. Fariid Diiriye Nuur
6. Cismaan Diiriye Wersame
7. Maxamed Jaamac Bari
8. Cabdale Siciid Dalmash



 


By:Afhayeenka Qurbajooga Saaxil
Mudane, Shucayb Maxamed Gurux / UK