HABEENKII  HALGAMAYAASHII  SNM

 

 

Dhammaan Jaaliyadda Somaliland ee deggan magaalada London ee Carriga Ingiriiska,waxa a la ogeysiinayaa inay  ka soo qayb galaan dhaqaale ururin lagu taageerayo Geesiyaddii SNM , ee Dalkeenna Hooyo u soo halgamay, naftoodiina ku bixiyey.

 

Habeenka Halgamayaasha SNM, waxaad madasha kuugu diyaara,fannaantii caanka ahaa e e reer Somaliland. Haddaba ha moogaan , hana ka maqanaan ,dhaqaale ururinta loo samey nayo Geesiyaashii SNM.

 

Waxaa madasha lagu soo geli doonaa 25 Pound, haddii aad in ka badan ku caawinaysan a,w aa kuu furan tahay.

 

Wixii faah faahina ,hoosta ka eeg: