Hambalyo

 

 

Waxaan marka hore halkaan hambalyo u dirayaa Ab-waanka weyn ee Cali Seenyo, aniga oo ku hambayeenaya Heesta Cusub ee Garnaqsiga ah, DADKEYGU HADDUU TASHADAY MAXAA L A GA DABA SOCODA.

Waa hees meel fog ka hadleysa waanad asbitay Abwaan. Laakiin Caqaligii garan lahaa Ama ka J awaabi lahaa Soomaliya ma Joogaa? Jawaabtu waa maya. Waayo nin intuu qori qaatay Ubadkii sii laynayaa muxuu Xawayaanka dhaama. Ma isltaahilo in lagu khasaariyo Xikmad sidaas u fog.


Heestani waxay meesha ka saartay, saskii dab badan ay qaadeen heestii hore uu uu abwaanu sameeyey ee ahayd Calan yahay ha dhicin Ha dheeliyin waligaa dhisnaw,oo laga soo wariyey Ab waanka inuu yidhi heesta Calan kasta waa loo qaadi kara.


Mar labaad waxaan leeyaha iga guudoon Abwaan Hambalyo aan kuu soo marinya Mareetga Caa limiya ah ee LongLiveSomaliland.com. Waxaan ka codsanayaa Eng. Maxamed Cali Muse,  Mulkiilah a Shabakadda,  inuu heestaa inoo saaro.

 

 

 

 

 

 

Maxamed Yuusf Buux