Hambalyo Hambalyo Hambaly
Musharaxa Xisbiga UDUB Mudane Jamal Cali Xuseen
Marka hore salaam sharaf badan dhamaan Umada Somaliland meel kasta
ay joogaan , gaar ahaan Umada bahwadaagata ee Xisbiga UDUB.
Annaga oo ah jaaliyada Xisbiga UDUB ee
UK gaar ahaan magalada
London waxaan si wayn oo sharaf leh ugu hamabalyaynaynaa musharaxa Xisbiga
UDUB ee Jamal Cali Xuseen ee lagu door tay
maanta. Waxaanu leenahay
in ay manta UDUB garaty hal doorka wayn ee wax ku soo kor dhin kara
UDUB iyo guud ahaan Somaliland.
Taageero buuxda ayaanu u haynaa Madaxwayanaha Mustaqabalka ee
Jamhuuriyada Somalila nd Mudane
Jamal Cali Xusseen. Ilahay ha kuu
fududayo hawsha aad gashay.
Taageeraysha London ee xisbiga UDUB.
Hassan Ahmed
Hassan.caafi@gmail.com
|