Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo, Tifaftiraha Wargeyska Waah een, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) iyo dhammaan asxaabta qaaliga ah ee Waaheen Media Group‏
 

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng.Mohamed Ali Muse iyo ka dhammaan hawl wadeenada Shabaka dda Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN), ee ku kala sugan dunida dacaldeeda,waxaanu  hambal yo kal iyo laab ah u diraynaa, Tifaftiraha Wargeyska Waaheen, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), oo ku guulaystay abaalmarinta ugu qaalisan,uguna sumcadda sareysa ,guud ahaan Qaarad da Afrika, ee uu bixiyo Telefishanka Caalamiga ah ee CNN , ee ku yaalla carriga Maraykanka.



Waa guul,sharaf iyo magac u soo korodhay Qaranka Somaliland, soona hooyeen maamulka, mulkiilaha i yo hawl wadeenada Waaheen Media Group.Waxaan Allaha weyn idiinka baryaynaa, inaad ku tallaabsat aan horumar laxaad leh , kana midho dhalisaan hankiina iyo hiigsigiinaba.



Mar labaad , Hambalyaanu leenahay Tifaftiraha Wargeyska Waaheen, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) iyo dhammaan asxaabta Waaheen Media Group.

 

 

 

 

 

Eng.Mohamed Ali Muse
Tifaftiraha & Webmasterka
Timacade News Network (TNN)
www.TimacadeNews.com
www.LongLiveSomaliland.com