Hambalyo Yasin Koosar A Yasin iyo Marwadiisa Fathia

 

 


Anaga oo kala ah Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jamac Caabi iyo dhamaan caruurteyda Waxa nu halkan hambalyo iyo bogaadin an la soo koobi karin hawada u marineyaa Yasin Koosar A Yasin iyo Marwadiisa Fathia oo meherkoodu ka dhacay magaalad London.

Waxanu leeyahayr aluf mabruuk basha basha iyo barwaaqo iyo nabad qaba ku gaadha arooskii na. illaahey ubad kheyr qaba ha idinkala siiyo oo dalkooda iyo diintooda iyo waalidkooda anfaca aamin aamin.

 

 

 


Omar Darood Hassan

Norway