Dhalasho Farxad Leh Hambalyo

 



Yusuf Gorse Ducale iyo Roda Timir Yusuf,oo Wiil ugu dhashay Magaalada Trondheim ee Dalka Norway,  waxa Wiilkaas loo bixiyay Ibraahim Yusuf Ibraahim.  Maansha Allahu.



Dhamaanba magacayada hoos ku qoran , waxaanu Hambalyo iyo Bogaadin u dirayna Yusuf Ibraahim Ducaale (Ina Gurse) Iyo Roda Timir Yusuf , oo Wiil ugu dhashay Magaalada Trondhe im re Dalka  Norway.

Wiilkaas oo loo bixiyay Ibraahim Yusuf Ibraahim.Waxaanu leenahay Mubruuk Caleek Hambal yo iyo bogaadin Ilaahay Wiilka Yar ee soo Kordhayna ee Loo bixiyay ibraahim haka dhigo Mid Dadkiisa Iyo Dalikiisaba Anfac Ilaahay Haka Dhigo Aamiin Aamiin

Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaa Iyo Xaaskiisa

  Kaltuun Jamac Yusuf

 
Hooyo Khadiija Yusuf cawaale

  C/wahaab Sh Farax Gabaar Iyo Caruurtiisa

 
C/rahamaan Mahamed C/Laahi (Cilmi Turub)

 
Ahmed Cabdi Ciise (Qalaaf) Iyo Reer

 
Nasir Mahamed Cabdi Xaalays Iyo Xaaskiisa

 
Sahra Cabdi Carab

 
Xaji C/laahi Fuqyare Iyo Xaaskiisa

 
Ahmed Aw cali Hirsi (A.Seedaliyo) Iyo Reerkiisa

 
Amina Mahamed C/laahi Aw Axmed

 
Cali Aden Aw Axmed (C: Sanqoole)Iyo Reerkiisa

 
Ibraahim Cali Aden (Coofaadh) Iyo Reerkiisa

 
C/laahi Jamac Yusuf Iyo Xaaskiisa

 
Faysal Mahamed farax Laqan Iyo Reerkiisa

 
Foosiya Sh Farax gabaar.

 
Amina Sh Farax gabaar Iyo Carurteeda

 
Ibraahim jalaafe Iyo Reerkiisa

 
Faxaan Sh Farax gabaar.

 
Dhamaan Ilma Mahamed Cabdi Braar

  Dhamaan Reer Cismaan Jiqire.

  Ibraahim Mahamed hasan Iyo Reerkiisa

 
Hinda Sh Farax Gabaar.

 
Cismaan mahamed Farax Daroor Iyo Reerkiisa.

 Dhamaan dadkan oo kala jooga, Norway,  Sweden,  Denmark,  U.k,dhamaantayo waxaanu Leenahay Hambalyo Hambalyo


 

 


By: Abw:Sidiiq Sh. Farah Gabaar

Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotmail.com