HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

AXMED MAXAMED YUUSUF BUUX   &

AYAAN CABDI KHEYRDOON

 

 

AXMED MAXAMED YUUSUF BUUX

AYAAN CABDI KHEYRDOON

 

 

 

Dhammaan waalidiinta iyo Asxaabta hoos ku qorani waxay duco iyo hambalyo u dirayaan, Arooska Axmed Maxamed Yuusuf Buux iyo Ayaan Cabdi Khayrdoon oo arooskoooou ka dhacay Magaalada Zaandaan ee Wadanka Hollland.

!.Aaabo Maxamed Yuusuf Buux, Hooyo Xaliimo Cabdi Obsiiye iyo Caruurtooda oo dhan,
2. Reer Yuusuf Buux
3. Reer Cabdi Obsiiye
4. Abtiyo Xasan Mawliid iyo Marwadiisa iyo Carruutoda.
5. Immaam Cumar Qiyaas iyo Xaaskiisa.
6. Kayse Hashi iyo Xaaskiisa.
7. Cumar Suldaan iyo Xaaskiisa
8. Dr. Cawaale iyo xaaskiisa.
9. Cabdilqaadir Osmaan Iyo Xaaskiisa
10.Osmaan Xaaji Cali iyo xaaskiisa.
11.Saadiq macali xassan.
12. Faadumo Budle, ninkeeda iyo Caruurteeda.
13. Ururka Hooyo Waa lama huraan
14. Ururka Nomand.
15. Maxamed Asker iyo Xaasaskiisa.
16.Cali xaruuri Iyo Xaaskiisa.

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng.Maxamed Cali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN  ,ee ku ka la sugan dunida dacaladeededa,  waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda,Axmed Maxamed Yuusuf Buux  iyo  Ayaan Cabdi Kheyrd oon , oo arooskoodu ka dhacay magaalada Magaalada Zaandaan ee Dalka Holl and.

Waxaan  leenahay,Guurkiinu Guur Kheyr ,Gurigiinu Guri nagi , Guulaw ka yeel.R abbina waxaan idiinka baryeynaa inuu idin siiyo ubad kheyr qaba,oo dadkooda, dalkooda & diintoodaba anfaca, aammiin, aammiin, aam iin.


 


 

  AXMED MAXAMED YUUSUF BUUX   &


AYAAN CABDI KHEYRDOON

 

 

 



   AXMED MAXAMED YUSUF  

 

                      

  AYAAN CABDI KHEYRDOON

 

 

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


 

TIMACADE NEWS NETWORK TNN