|
HAMBALYO
AROOS
GACAL IYO SOKEEYABA
GUURKIINA LAGU FARAX
 
      
Axmed Jaamac Ali
&

Khadra
Siciid Ismail
      

  

  
Hambalyo ku socota boqorka
Axmed Jaamac Ali
iyo boqorada
Khadra Siciid Ismail
Waxanu halkan hambalyo iyo bogaadin an la soo koobi kareyn u
diraynaa arooska Axme d
Jaamac Ali iyo marwadiisa
Khadra Siciid Ismail
,oo aqal galkoodu ka dhacay magaalada
Hargeysa,
waxanu illaahey uga baryaynaa lamaanaha inuu ka dhigo kuwi
bash bash
iyo barwaaqo
ku waara illaheyna
ubad kheyr qabo
kala siiyo aamin
aamin.
  
Waxa dirayaa hambalyadan iyo bogaadinta
•
Cumar
Daarood Xassan
•
Faisa Jaamac
Caabi
•
Bilan Cumar
Daarood iyo Xassan Rashid Oomar iyo wiilkooda Jibriil Xassan Rashid
•
Hodan Cumar
Daarood iyo Abdi Noor Hersi iyo inantooda Nabiiha Abdi Noor
•
Hibo Cumar Daarood
iyo Eng. Nasir Musa Ismail iyo wiilkooda Ilyas Nasir Musa
•
Maxamed
Cumar Daarood
  
• Abdiraxman Cumar
Daarood
• Abdigani Cumar
Daarood
• Ali Maxamoud Noor
• Fadumo
Maxamoud-Jabuutawi
• Muna Ali Maxamoud
• Hana Ali Maxamoud
• Yasin Ali
Maxamoud
  

  
Axmed
Jaamac Ali

Khadra
Siciid Ismail
  
  
Axmed
Jaamac Ali
Khadra
Siciid Ismail


  
By: Omar Darood Hassan ,
Norway
|