HAMBALYO  HAMBALYO  HAMBALYO
XUSKA 18 MAY 2013

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Maxamed  Cali Muse,ka dhammaan Bahda Timacade New s,ee ku kala sugna dunida dacaladeed ,waxaan hambalyo iyo bogaadin  kal iyo laab ah ,  kuna wajahan  munaasabadda ciidda  calankeena, ee 18 May, 2013 , aan u diraynaa Madaxwey naha Jamhuuriyadda Somaliland,mudane, Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) , Marwada Koowaad , Amina-Weris Sheekh Maxamed  Jirde, Madaxweyne- ku- xigeenka Som aliland,Cabdiraxman Saylici iyo Marwadiisa, oon leenahay ku ciida nabad ,caafimaad,  farxad , wanaag , cisi  iyo sharaf.

 

Waxaan sidoo kale ,aan hambalyo iyo bogaadinbba u diryanaa ,dhammaan mujaahidiinta SNM , shacabka Somaliland meel ay joogaanbba , xubnaha Golaha Wasiirada, Golaha Wakiilada, Gol aha Guurtida, Ciidamada Qaranka , Xisbiyada mucaaridka iyo dhammaan inta jecel jiritaanka iyo Qaranimda Somaliland.

 

Madaxweyne,waxaan Allaha awoodda leh  kaaga baryaynaa, inaad caafimaad ku waarto, mu ftaaxa Aqoonsigana Rabbi  gacanta midig kaaga dhiibo , kaana yeelo Madaxweynihii  dalkiisa iyo dadkiisaba uga taga dhaxal aan abid ka duugoobin, aamin,aamin,aamin.

 

 

 

 


Eng. Mohamed Ali Muse ( Farshaxan )
Civil Engineer

Senior Certified Computer Network Specialist
|
CNA | CCNA | MCP | A+ |


Editor in Chief & Webmaster

Timacade News Network TNN
Long Live Somaliland News Media