Hambalyo iyo bogaadin iga gaadhsii Maxamed Cali Caamir (Ma adhiin Tayuub), oo isku soo sharaxay  Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa

 

 

Salaan aad u qiimo badan iga guddooma dhammaan saxaafadda Somaliland,shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo akhritayaasha sharafta badanbba.
 

Salaanta ka dib,waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa inankaan Abtiga u ahay,Maxamed Cali C aamir (Maadhiin Tayuub),oo iska soo sharaxay Ururka NASIYE, kana qayb gali doona  tartanka Go laha Degaanka ee magaalada Hargeysa.

 

Ilaahay naxariistii Janno Fardawsa ha ka waraabiye,Aabihii ,Cali Caamir , oo ku magac dheeraa Cali Tayuub, wuxuu ahaa maal qabeen  aad u naxariis badan,deeqsi ah,cibaado badan,bulshaduna u si man tahay,caanna ka ahaa magaalada Hargeysa...AHUN , Cali Caamir (Cali  Tayuub),wuxuu ka mid ahaa odayaasha sida weyn looga qadariyo , magaca  weyn ku lahaa aasaaskii iyo taariikhda faca weyn ee magaalada Hargeysa.

 

Waxaan Maxamed Cali Caamir (Maadhiin Tayuub),ilaahay uga baryayaa in uu hamigiisa iyo hiigsigii saba ku guuleeyo,kana yeelo masuul dalka iyo dadkuba ku diirsado wax qabadkiisa, aamiin,aamiin ,aamiin.

 

 

 

 

Eng. Mohamed Ali Muse
July 15,2012