Hambalyo meherka Axmed Cabdi Ismaaciil iyo

Fadxiya Axmed Cabdi Rage

 

 

Dhamaan dadkan hoos ku qoraniwaxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan Boqorka iyo boqorada.Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Fadxiya Axmed Cabdi Rage dhawaan meherkoodu ka dhacay magaalada Magaalada Hargeysa.


 


Edo Xaliimo Cabdi Raage.
Khadra Axmed Cabdi
Saynab Axmed Cabdi
Hodan Axmed Cabdi
Hibo Axmed Cabdi
Xamda Axmed Cabdi
Naciima Axmed Cabdi
Ibraahin Axmed Cabdi
C/casiis Axmed Cabdi
C/shakuur Axmed Cabdi
Jibriil Axmed Cabdi
Safiya Maxamed Caynaanshe
Ismaaciil Maxamed Caynaanshe.
Rashiid maxamed Caynaanshe
iyo dhamaan Reer Maxamed Caynaanshe.

 



Waxaa taniyaada mid la mida diraaya

Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale.
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda.
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo Caruurteeda.
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed.
Mustafe Budle.

 


Aabo Jaamac Nuur.
Hooyo Faadumo Cabdi Raage.
Caasha Jaamac nuur iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
Aniisa Jaamac Nuur iyo odaygeeda iyo inankeeda.
Axmed Jaamac Nuur.
Suleekha Jaamac nuur.
Ayan Jaamac Nuur.
Hodan jamac Nuur
Hibo Jaamac Nuur.

 

 

Damaan dadkaasoo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisuba waxay taniy ad u dirayaan, Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Fadxiya Axmed Cabdi Rage dhaw aan meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa.


Ilaahayna ha ka yeelo labadii isku waara Ubad khayr qabana kala hela. Aamiin……………Aamiin