HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

C/salaan Saleebaan Jaamac    &

Nadiira Saleebaan Cali

 

-Faadumo Salaabaan Jaamac
-Xaliimo Saleebaan Jaamac
-Axmed Saleebaan Jaamac
-Xamda Saleebaan Jaamac
-Siciid maxamed Xirsi -kuuriya
 

-Hooyo: Maryan Samater Xasan
-Aamina Ali Jaamac
-Caasha jaamac warsame
-Khadiija Jaamac
-Samsam Axmed bile

-Raxma Xasan Bile
-xamda maxamuud axmed
-NadarFaarax Ducaale
-Samsam Faarax Maxamuud
-Faysa Xasan Xirsi


-Samiira Maxamuud Ducaale
-Nuura Maxamed Ducaale
-Hibo Ali Jaamac
-Maryan Maxamed Axmed
-Maxamed C/samedAli Shire

iyo dhammaan ardyda saxaafadda ka barata College ka T I T C IYO weliba xubnaha Ururka isku xidhka dhalinyarada dalka iyo debedda ee SAYNA.

waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan :
Arooska

C/salaan Saleebaan Jaamac iyo Nadiira Saleebaan Cali

oo jimcihii la soo dhaafay Taariikhduna ahayd
26/03/2010 arooskoodu ka  dha cay magaalada Berbera, waxaanay leeyihin Noqda Kuwii isku raaga ,isku  waa ra, isku raaxaysta ubad khayr qabana kala hela.

Aaamiiiiiiiiiiiin
Aaamiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiin

 

 

C/salaan Saleebaan Jaamac

Nadiira Saleebaan Cali

 

 



   C/salaan Saleebaan Jaamac

                      

   Nadiira Saleebaan Cali