HAMBALYO BOQORKA CUSUB EE BEESHA SUBEER
AWAL, BOQOR MUXUMED GEELLE SEED

 

Anigoo ku hadlaya magacayga ,Engineer  Maxamed Cali Muse iyo ka dhamaan hawl wadeenada Bahda Timacade News Network , waxaanu hambalyo iyo taageero u diraynaa , Boqor Muxumed G eelle  Seed , oo Beesha Subeer Awal u caleemo saartay inuu  noq do Boqorka Beesha.

 

Waxaanu  Boqor Muxumed Geelle Seed , ilaahay uga baryeynaa in uu u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday,noqdana Boqor  caa dil ah oo dalka iyo dadkaba daacadnimo  ugu shaqeeya , Aamiin .

 


 


Eng:Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
Senior Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network  TNN
www.TimacadeNews.com