HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

C/salaan Cali Mahdi    &

 Sucaad Cabdilaahi Taani

 

 


Dhamaan dadkan hoos ku qoranai waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo ko obi kaarayn u dirayaan Arroska iyo aroosada C/salaan Cali Mahdi iyo Sucaad Cabdilaahi Taani oo uu arooskoodu ka dhacay 15/1/2010 magaalada Hargeysa.


-Aabo Cabdilaahi Taani Ducaale
-Hooyo Canab Maxamed
-Faadumo cabdilaahi Taani iyo odaygeeda iyo caruurteeda
-Mxamed Cabdilaahi Taani iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Yaasiin Cabdilaahi Taani iyo xaaskiisa iyo inatiisa
-C/raxmaan Cabdilaahi Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Ducaale Cabdilaahi Taani
-Xamda Cabdilaahi Taani
-Ayaan Cabdilaahi Taani
-Sakariye Cabdilaahi Taani

 


-Aabo muxumad xasan (
Budle)
-Hooyo Xabiiba Taani Ducaale
-Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda
-Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda
-Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed
-Mustafe Budle.
 


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay
hanbalyo iyo boga adin u dirayaan arooska C/salaan Cali Mahdi iyo aroosada Sucaad Cabdilaahi Taani oo arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanu leenahay  ilaa hay ha idinka dhigo wuwii kuwaara bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela (Aamiin Aamiin )


 


Waxaa kaloo iyaguna hambalyadan mid la mida diraaya

-Hooyo Xabiiba Muxumed Axmed
-Maxamed Cismaan Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Sahra Cismaan Taani iyo odaygeeda iyo caruurteeda
-Saynab Cismaan Taani iyo odaygeeda cauurteeda
-Siciid Cismaan Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Khadra Cismaan Taani iyo odaygeeda iyo caruurteeda
-Shirwac Cismaan Taani
-Safiya Cismaan Taani
-Xuseen Cismaan Taani
-Xassan Cismaan Taani
-Ismaaciil Cismaan Taani
-Ibraahin Cismaan Taani
-Cumar Cismaan Taani
-Axmed Cismaan Taani
-Yuusuf Cismaan Taani



-Habaryar Maryan Muxumed Axmed iyo caruurteeda
-Axmed kayse Cumar Toosh
-Cabdi Cumar Toosh
-Ismaaciil Cumar Toosh
-Rooda Cumar Toosh
-Ubax Cumar Toosh
-Hodan Cumar Toosh

 


Dhamaan dadkaasoo kala jooga
dalka gudihiisa iyo dibadiisuba waxay  hambal yo u dirayaan caruuska iyo caruusada C/salaan Cali Mahdi iyo Sucaad  Cabdila ahi Taani oo ku aqal galay magaalada Hargeysa,

waxaanu leenahay ku waara
badhaadhe iyo barwaaqo, Aamiin Aamiin ala ha aqbalo.
 

-

C/salaan Cali Mahdi

Sucaad Cabdilaahi Taani

 

 

 



   C/salaan Cali Mahdi

                      

   Sucaad Cabdilaahi Taani

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

By: Ruqiya Tani