|
HAMBALYO
MEHER
GACAL IYO SOKEEYABA
GUURKIINA LAGU FARAX

      
Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali (Culimo)
&

Ugbaad
Deeq Cabdi

      

      
Dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay hambalyo
iyo bogaadin aan la soo
koo bi karayn u dirayaan
Boqorka iyo boqorada.
Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali (Culimo)
iyo Ugbaad Deeq Cabdi oo
meher koodu ka dhacay magaalada
Harge ysa.
- Aabo Muxumad Xasan (budle)
- Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
- Muuse Budle iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa,
- Ruqiya Budle iyo Odaygeeda iyo cayuurteeda,
- Siciid Budle iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
- Sacad Budle iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
- Khadra Budle iyo Odaygeeda iyo inanteeda,
- Faadumo Budle iyo Odageeda iyo caruurteed,
- Mustafe Budle
dhamaan dadkaasoo kala jooga dalka gudihiisa
iyo dibadiisaba waxay hanbalyo aan la
soo koobikarin u dirayaan Dr.Maxamed
Yuusuf Aw Cali (Culimo) iyo
Ugb a ad Deeq Cabdi oo meherkoodu ka
dhacay Hotel Maansoor ee magaalada
Har geysa ilaahayna ha ka yeelo
labadii isku waara Ubad khayr qabana kala hela. Aamiin
Aamiin.
      
- Aabo yuusuf Aw cali Ibraahin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
- Madiino Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
- Siraad Aw Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda.
- Cabdilaahi Aw cali Ibraahin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
- Sacaada Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
- Sahra Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
- Cumar Xusseen Ibraahin iyo reerkiisa.
- Aadan Xusseen IBraahin iyo reerkiisa.
- Maxamed Xuseen Ibraahin iyo reerkiisa.
- Xaawa Xusseen Ibraahin iyo caruurteeda.
dhamaan dadkan oo kala jooga dunida
dacaladeeda waxay hanbalyo iyo
boga adin u soo dirayaan.
Dr. Maxamed Yuusuf Aw Cali (culimo)
iyo Ugbaad Deeq Cabdi oo meherkoodu ka
dhacay 2/1/2010 magaalada
Hargeysa.
      
Damaan
- Reer Cabdilaahi taani
- Reer Axmed Taani
- Reer Maxamed Taani
- Reer Cismaan Taani.
- Reer Cabdi Taani
- Xabiiba Taani iyo reerkeeda.
- Aamina Taani iyo reerkeeda.
- Xaliimo Taani iyo reerkeeda.
- Caasha Taani iyo reerkeeda.
- Maryan Taani.
iyo dhamaan reer Taani Ducaale meel
kasta ooy kala joogaanba waxay hanbal yo iyo bogaadin u soo dirayaan.
Dr. Maxamed Yuusuf Aw Cali (culimo)
iyo Ugbaad Deeq Cabdi oo meherkoodu ka
dhacay 2/1/2010 magaalada
Hargeysa.ilaahayna ha ka yeelo labadii
isku w aara Ubad khayr qabana kala hela.
Aamiin
Aamiin.
      
-
Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali

Ugbaad Deeq Cabdi
  
      
Dr.Maxamed
Yuusuf Aw Cali
Ugbaad
Deeq Cabdi


      
By: Ruqiya Budle
|