Hambalyo Farxad
dhalasho

 

                        

 

Waxaanu halkan hambalyo tahniyad dhalasho & bogaadiin aanu hawada u marine ynaa anagoo ah ,jaaliyadaha gabooye ee ,yurub & woqooyiga america ,gaar aha an,,gobalka ontario ee dalka canada , gudoomiyaha qurba joogta beesha  muse dhariye mudane(RASHIID CABDULAAHI GAAS & SAHRA AXAMED SHIIDE )todoba adkan wiil ugu dhashey magaalada ,Roma ee dalka Talyaaniga, wiilkaas oo loo bixiyey ,(Fu aad rashiid cabdulahi ) waxaanu leehnahey ,fuaadoow soo barbaar ilaheyna waxan uga baryeynaa inuu ka dhigo , fuaad,kii diintiisa dalkiisa & dadkiisa anfaca, Aamiin Aamiin Aamiin .


 

 

 

Qore:Barkhad Xaaji Cabdi, Mr Gaboye
Ontario Canada
email:abokoriye1@hotmail.com
eamail:mrgaboye@hotmail.com