HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 

Dr. cabdilaahi Sheekh cabdiraxmaan cumar &

 Khadra Mohamoud Ismaaciil

 

 

 

 

 

Hooyo Maryan Aw Xassan Faahiye iyo dhamaan reer Aw Xassan Faahiye

 Axmed Aw Cabdilaahi Khaliif iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

 Maxamed Aw Cabdilaahi Khaliif iyo Wiilkiisa

 Hinda Aw Cabdilaahi Khaliif iyo Caruurteeda iyo Saygeeda

Cabdiraxmaan Maxamuud Ismaaciil

 Ruun Maxamuud Ismaaciil iyo Caruurteeda

 


Habaryar Layla Aw Xassan Faahiye iyo Caruurteeda

Nimco Aw Xassan faahiye iyo Saygeeda

Abti Mustafe Aw Xassan Faahiye iyo Xaaskiisa

Mustafe Mohamed Cabdi (Oday) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Musatafe Sheekh Aadan aamin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Yousuf Cabdi Xirsi iyo Ciyaalkiisa

Amiin Ibraahin Mohamed

Suhuur Mustafe Nuur iyo Ciyaalkeeda

 


Dhamaantayo anagoo kala joogna wadamada
Finland, UK, Denmark, Sweden iyo Somalil and , waxaanu halkan hambalyo iyo bogaadin iyo ducaba hawada uga marinaynaa, lama ana is calmaday,  Xidigga Iyo Xidigta , Boqorka Iyo Boqorada

Dr. Cabdilaahi Sh. Cabdiraxmaan Cumar
& Khadra Mohamoud Ismaaciil, oo Arooskoodu kadhacay caasimadda Somaliland ee Hargeisa gaar ahaan MAANSOOR HOTEL 13,03,2011



Waxaanu leenahay noqda
reerkii lagu nastee,  lagu nagaado , wiil iyo caano gabar iyo caano , ilaahay awlaad khayrqabta haidinka beero, Aamiin, Aamiin, Aamiin

 

 

 

 


Dr. cabdilaahi Sheekh cabdiraxmaan cumar

 Khadra Mohamoud Ismaaciil

 

 

 

 



   Dr. cabdilaahi Sheekh cabdiraxmaan

                      

    Khadra Mohamoud Ismaaciil

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 

 

 


By:
Awal Ahmed khaliif