|
HAMBALYO MEHER GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Rooda
Cabdi Qalinle
Tafatiraha Guud Eng. Maxamed Cali Muse iyo dhammaan hawl wadeenada Bah da Timacade News Network (TNN), ee ku kala sugan dunida dacaladeeda, wa xaanu hambalyo iyo ducaba u diraynaa Boqorka iyo Boqoradda , Saciid Khadar Aw Cabdillahi iyo Rooda Cabdi Qalinle oo meherkoodu ka dhacay Huteelka ca anka ah ee ku yaalla magaalada Tog-wajaale ee CENTRAL HOTEL.
Waxaanu lamaanaha is mehersaday Allaha weyn uga baryeynaa inuu guurkoo da ka yeelo kii lagu nagaado, lagu badhaadho ,lagu nimcaysto , ubad kheyr qab ana ilaahay kala siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin
Rooda Cabdi Qalinle
By: Timacade News Network (TNN)
|