HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Cabdilaahi Sh. Cabdiraxmaan Cumar   &

 Khadra Maxamoud Ismaaciil

 

 


1.Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed
2.Caaqil  Cabdiraxaam Cabdilaahi Cali
3.Caaqil Axmed Maxamed Ibraahim Khaliif
4.Caaqil Xassan Aw Muxumed Xasan Gadhle
5.Caaqil Axmed Jaamac Cute
7.Caaqil Yuusuf Aw Rabaax


8.Cabdilaahi Xuseen Cige Blacki
9.Dr Axmed Ibraahim Obolos
10.Xildhibaan Maxamed Cabaas Jaamac
11.Xildhibaan Ibraahim Axmed Xassan
12.Xildibaan Muxumed Xassan Meecaad
13.Axmed Aw Cabdilaahi Khaliif


Dhamaantayo waxaanu hambalyo iyo bogaadin halkan uga diraynaa Boqorka 
Cabdilaahi Sh. Cabdiraxmaan Cumar iyo Boqorada Khadra Maxamoud Ismaaciil oo meherkoodu kadhacay Hotel Crown Ex-Araweelo ee magaalada Hargaysa 11.01.2010.

Waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela , Aamiin Aamiin Aamiin.

 

-

Cabdilaahi Sh. Cabdiraxmaan Cumar

Khadra Maxamoud Ismaaciil

 

 



   Cabdilaahi Sh. Cabdiraxmaan Cumar

                      

   Khadra Maxamoud Ismaaciil

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 


By:Awal Ahmed khaliif