|
HAMBALYO MEHER GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Hibaaq
Cumar Suldaan Cabdiraxmaan
Annagoo ah Axmednassir Cali Muse iyo Farxan Cabdi Caalin,waxaanu hambal yo,bogaadin iyo duco u diraymaa saaxiibkayo,Boqorka Maxamed Aw Jaamac Muumin iyo Boqoradda Hibaaq Cumar Suldaan Cabdiraxman Sheekh Muxum ed,oo meherkoodu maalintii Arbacadii, Septmber 30 2009,ka dhacay Hotel Maa nsoor ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.
Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu ka yeelo guurkii lagu nasto,lagu nagaad o,bash bash, barwaaqo iyo ubad kher qabana kala hela.
Aamiin Aamiin Aamiin
Hibaaq Cumar Suldaan
Cabdiraxmaan
|